JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Lamaanaha Arintan Habeenkii Ku Dhaqmaa Wey Isku Raagaan Halka Kuwa Kale Aay Buuq Kujiraan…

Published: February 5, 2017, 9:16 pm

Waxaa jiro arrimo badan oo lamaanaha wada nool isku soo dhaweeyo iyo qaar kaloo sii kala fogeeyo.

Balse waxaanu soo qaadaneynaa labo qodob oo aaay aaminsan yihiin dadka Psychologists-ka

Psychologists waxay yiraahdeen:

1. Lamaanaha isku waqti seexda habeenki way isku raagaan oo waqti fiican oo dheer wada noolaadaan halka kuwa aadka u kala dambeeya iyagoo mid ka mid ah ku daaho internet, fadhi ku dirir, caweys, wareeg ama jalaato raadin ay mar kasta ku jiraan buuq iyo belaayo

2. Lamaanaha habeenki markay seexanayaan hadalkooda u dambeeya uu yahay Caafimaad ku seexo ama Qaali habeen wanaagsan way ka farxad badan yihiin kuwa hadalkooda u dambeeya uu yahay Daaqadihi ama albaabki ma soo xirtay!

La Wadaag Asxaabtaada


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply