fb

Kaalmada Imaaraadka ee Soomaaliya (Warbixin+Sawirro)

Published: May 6, 2016, 1:27 am

Waa warbixin ay Mu’assasadda Horumarinta, Cilmibaarista iyo Warfaafinta ee Soomaaliyada cusub ay ka diyaarisay kaalmadda dowladda aan walaaha nahay Isutagga Imaaraadka Carabta ay siiso shacabka Soomaaliyeed. Waxa ay warbixintan diiradda saareeysaa kaalinta sharafta leh ee ay Imaaraadku ku leedahay kaalmaynta shacabka Soomaaliyeed.

Si aad u akhrisato warbixintan oo dhammaystiran, ku dhufo xiriiriyaha hoos ka muuqda:

kaalmada imraadka ee soomaalia – warbixin (1)


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply