JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Ka Faaideyso Xikmado Qaali Ah Oo Aan Isbuucaan Kuusoo Xulnay, Kobci Maskaxdaada..

Published: January 25, 2017, 12:58 pm

“Reer galbeedku inagama caqli badna halkaynu isku dhaafnay ah waa iyagu waxay isgarab taagan kooda guul daraystay ilaa uu ka guulaysanayo, halka inagu keena guulaysta aynu la dagaalano ilaa inta uu guuldaraysanayo “   Xikmad Carbeed

“ Waalida macnaheedu waa qof samaynaya wixii uu samayn jiray isagoo u samaynaya sidii uu hore ugu samayn jiray isaga filaya in natiijo tii hore ka duwani kasoo baxdo”

“Waxaan necebahay qof tagaan meeshu joogay dhowr sano ka hor, dhinac kasta oo nolosha ah”

“ Waxa fiican in qofku dunida kaga tagto wax muuqda”

“ Markaad dhalatay waa lagugu eedaamay, mana garanaysid qofka kugu adimay, markaad dhimatana waxa lagu tukanayaa Salaad aan Eedaan lahayn, mana taqaanid cida kugu tukanaysa, inta u dhaxaysa Eedaanka hore iyo salaadda lagu tukaday ayaad dunida joogta”

“ Markaad dhalatay maad garanayn qofka ku qabtay, markaad dhimatana mataaqanid cida iilka ku dhigaysa”


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

One Comment : Ka Faaideyso Xikmado Qaali Ah Oo Aan Isbuucaan Kuusoo Xulnay, Kobci Maskaxdaada..

  1. Abdillahi Ali says:

    Waxa mahad iyo bogaadinba mudan Ikraan Carraale oo ah fannaanaddii isku soo hagaajisey barnaamijkan faa’iidada badan u leh dhamaan akhristayaasha soomaaliyeed.

Leave a Reply