JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Hababka Ugu Fudud La Isaga Daweeyo Murugada! Wax Badan Ka Ogoow Murugada Iyo…

Published: November 30, 2016, 9:42 pm

In la murugoodo ama aan la faraxsanaan, waaa iska caadi marka ay wax qaldamaan ama uu qof kaa dhinto. dareemadani waxa ay badanaa ku yimaadaan ama ay ku tagaan wakhtiga, waadna ka soo fiicnaanaysaa.

haddaba murugada waxa ka mid ah:

In aad dareento degganaansho la’aan

In aad dareento inaad mar walba daalan tahay

Rabitaanka cuntada oo kaa luma.

In aad dareento rajo la’aan, wax laguma falo ciirsi-laawe ah

In aad in badan hurudo ama aad iska waydo hurdo.

Haddaba akhriste sidee ayaad ula tacaali kartaa murugada?

Tallaabada koowaad ee lagu bogsanayaa waa inaad ALLE u carartaa, oo aad waydiisataa inuu murugada iyo wal-walka kaa qaado.

Waa inaad Quraan akhriska badisaa.

Waa inaad aad cuntaa cuntooyin nafaqada leh, kana fogaato cuntooyinka qashinka ah.

Isku day inaad hesho 7-8 sacadood oo hurdo ah habeen kasta.

Fir-fircoonow xataa haddii aadan dareensanayn sidaas.

Qorshayso hawl maalmeed.

Ka fogow diiqad, haddii ay suura gal tahay, ama aad kaligaa noqoto.

Ku biir kooxo taageero oo noqo qof firfircoon.

La xidhiidh qof ku xusuusiya ALLE ama citikaaf same.

Daaweynta murugadu, waxa ay ka dhalataa is bedal ku yimaada dareenka qofka, taas oo khal-khal galinaya dheecaanada maskaxda.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply