fb

DHAGEYSO: Magaalo Somalia ka tirsan oo Go’aan laga gaaray Lacagta laga qaadayo Wiilka Aroosaya?

Published: January 13, 2017, 11:49 am

Dhalin-yaro badan ayaa qeylo dhaan ka muujiyay lacagaha tirada badan ee lagu soo rogo xilli arooska.

Maamulka Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa soo rogay Amar cusub uu ku jaan goynayo Qimada laga qaadayo marka Arooska la dhigayo.

Waxay aheyd dhamaadkii bishii ugu danbeysay ee sanadkii tagay 2016-dii kadib markii xabsiga loo taxaabay wiil arooskiisa qarashaad badan ku bixiyay.

DHAGEYSO WAREYSI GUDOOMIYAHA BALADXAAWO:


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply