JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DHAGAYSO Mo Farah Oo Loo Diiday Inuu Mareykanka Gudaha U Galo + Sababta…

Published: January 30, 2017, 2:03 pm

Ayadoo maalmo kahor wareegto lagu mamnuucaayo dadka kasoo jeedo 7 dal oo muslimiin ah in geli karin dalka mareekanka ayaa haatan waxa arintaasi saameyn xoogan ku yeelatay ciyaar yahanka weyn ee Mo Farah.

Ciyaaryahanka oo lasheegay in sanadihii ugu danbeyse oo daganaa dalka mareekanka halkaasna kulahaa guri weyn iyo dhaqaalo ayaa lasheegay in arintaasi saameyn xoogan ku yeelatay waxaana sidaasi maanta qoraayay wargeysyada ugu waa weyn dunida maanta

Maxamed Faarax ayaa bil kahor boqorada ingiriiska u xirtay bilada ay bixiso ee loo yaqaano SIR

ciyaaryahanka orodada ee ugu guulaha badan taariikhda dalka U.K. Sir Mo Farah ayaa 2 mar oo isku xigto ku guuleystay biladaha dahabka olimbikada ee orodada 5000 iyo 10 000.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply