fb

DARDAARAN Muhiim Ah Oo Ku Socda Dumarka Soomaaliyeed Fadlan Markaa Akhrisatid Kadib Share Sii Dheh

Published: March 17, 2017, 11:22 pm

Gabar ayaa ku tiri Islaan Waayeela oo Waaya arag ah, “Mar kasta waxaan soo jiitaa oo i daba orda niman badan”

Islaanti ayaa ugu jawaabtay, “Aniguba sidaa ayaan u heysan jiray ilaa aan marki dambe ogaaday in Qiimaha jaban uu soo jiito Macaamiil badan!

Waxaan kaloo ogaaday in aan anigu sabab u ahaa oo Fariin dirayay si la iigu soo yaaco oo aan attention badan u helo; habka aan u socdo, u hadlo iyo sida aan u labisto oo jirkeyga u soo bandhigo,

Waxaa kale oo ogaaday in aan xitaa Khilaafayay sidi Alle Quraanka inoogu sheegay oo Gabadha Muslinka ah laga rabo, ee Gabaryahay Qiime Alle ku siiyay habeen Qura ha iska qaadin, Quruxdaada ha iska qaribin, U dhaqan sidi Boqorad markaa waxaad soo jiidaneysaa Boqor,

Kana Joog gabaryahaow hada waxaad ku socotaa Jidki aan waa hore ku soo jabay,

La Wadaag Asxaabtaada


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply