fb

Daawo: Wiil yar oo qaab mucjiso ah Alle u abuuray oo dadka ladegan siweyn u Caabudaan..

Published: December 2, 2016, 12:27 pm

Wiil yar oo hab nuuc mucjiso ah alle ugu abuuray ayaa siweyn looga tix geliyaa tuulada oga noolyahay dalka India.

Wiilkaan oo alle u abuuray qaab kaduwan dadka ayaa siweyn looga duceystaa ayadoo dadka halkaas degan si weyn oga duceystaan ayagoo aamisan waxyaabo kale duwan.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply