fb

DAAWO Xasan Dhuxul Laab Saalax Oo Labo Hees Oo Mug Culus Kula Hadlay Dahir Alasow…

Published: April 19, 2017, 4:55 pm

Abwaanka xidigaha Geeska Xasan Dhuxul Laab Saalax ayaa labo hees oo mug culus u kala dhiibay qaarf kamid ah fanaaniinta hormuudka u ah xidigaha Geeska kadib markii Dahir Alasow uu ku sheegay inuusan aheyn fanaan buuxo

Abwaanka ayaa erayada uu sameeyay kala xiriirnay Kobciye.com ayuu u xaqiijiyay in erayadaan aay waano iyo talooyin u yihiin ruux aan waxtar laheyn oo asaga kusoo weeraray goobaha bulshada ku xiriiraan

Hadaba daawo labada hees ee aay kala qaadaan Maxamed Bk iyo Mukhtaar Beerof oo si toos ah falaadhaha loogu gamay Dahir Alasow

Heeska Labaad

 


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply