JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DAAWO VIDEO:- Oday Tilmaamay Fanaan Cawaale Aadan Sheegayna Inuu Yahay Wiil Ka Maqnaa Ilmihiisa..

Published: December 12, 2016, 12:08 am

Arrintaan ayaa la yaab ku noqotay soomaali badan oo isticmaasho aaladaha lagu xiriiro kadib markii aay arkeen oday soomaaliyeed oo tilmaamayo hooyada dhashay Fanaanka Caanka Ah Ee Cawaale Aadan.

Waayahaan danbe goobaha aay soomaalida ku xiriirto waxaa kusoo badanayay arimo la yaab ku noqdo shaqsiyaadkii ka daalacdo social media.

Hadaba muuqaalkan oo dhameystiran halkaan hoose ka daawo.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply