fb

DAAWO: Sidee Baraha Bulashada loogu faafiyay Muuqaalka Gabdhii la kufsaday iyo Cida Baahisay oo la shaaciyay

Published: January 18, 2017, 10:50 am

axay ahayd dhacdo ay dadka Soomaalida si weyn uga xanuunsadeen ugana danqadeen kadib Kufsi wadareed lagula kacay Gabar aad u da’yar oo ka mid ahayd dadka Reer Galdogob ee Gobolka Mudug.

Falkan oo ay ku kaceen dhalinyaro 6 ruux gaarayey ayaa guud ahaan gilgilay dadka Soomaalida waxayna noqotay mid aad loo hadal hayo.

Haddaba Sidee ayuu filkan foosha xun u dhacay, Sidee baraha Bulshada loogu baahiyey, Ciddee ayaase baahisay, waxa ka hadashay Hooyo Shurki Cabdullahi Sheekh C/raxmaan oo ah Hooyada dhashay Gabadha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply