fb

DAAWO SAWIRRADA + VIDEO Dhacdo Kaa Ilmeeysiin Doonto Iyo Gabar Cadaan Ah Oo Muujisay Naxariistii Sanadka 2016..

Published: December 12, 2016, 2:02 pm

Wiilka yar ee sawirka idinkaga muuqdaa sanadkan bilowgiisii ayey qoyskiisa ka tageen asagoo weliba u baahnaa caawinaad mida ugu deg dega badan, qoyskiisa ayaa ugu tagay inuu ahaa wiil ayaga noloshooda musiibo ku ah.

Gabadhan Hay’ada caawinaada ee Danish la shaqeyneysay ayaa aragtay in wiilkaan caawinaad u baahan yahay waxeyna u taagtay caag biyo aay cabeysay balse tabar uu ku laaco ayuu iska waayay kadibna inta aay usoo dhawaatay ayey u nuujisay caagii biyaha.

Gabadhan lagu magacaabo Anja Lovén  ayaa maalinimadii doraad aheyd la gudoonsiiyay bilad aan wlei qof nooceeda horay loo siinin.

Hadaba hoos ka daawo sawirada is badalka ku yimid wiilkii gaajada u baqtinayay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply