JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

Daawo Sawirada Mid ka mid ah dalalka Carabta oo markii ugu horeeysay uu Baraf ka da´ay & dadka oo…

Published: February 11, 2017, 12:02 am

Mid ka mid ah dalalka ugu caansan wadamada Carabta ayaa waxaa markii ugu horeeysay taariikhda ka curtay Baraf kaas oo dad badan farxad galiyay maadaama Jawiga Barafka lagu ogaa Qaarada Yurub iyo Wadamo kale .

Dalka isku taga Imaaraatka Carabta ee ( UAE) gaar ahaan Buuraha lagu magacaabo Jebel Jais ee ku yaala gobolka Ras Al Chaimah ayaa waxaa lagu arkay Roob wata Duufaano kaas oo ugu dambeeyntii isku badalay Baraf da´aya .

Inta badan Saxaafada dalka imaaraadka Carabta ayaa soo bandhigtay Sawirada Shacab fara badan oo ku sii qul qulaya deegaanadaas kuwaas oo Barafka ku cusub dalkooda ku soo galay Sawiro , si ay u muujiyaan farxada iyo xiisaha ay u qabaan .


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply