fb

Daawo Muuqaalka:- Xayawaanada Mamnuuca Tahay In La Dilo Iyo Xikmada Ku Jirto Arrintaasi..

Published: December 15, 2016, 7:24 pm

Ibnu Cabaas waxa laga wariyey (I.R.H) inuu yidhi: wuxuu reebay Rasuulkii Ilaahay (scw) in la dilo afar xaywaan, qudhaanjada, shinnida, hudhudka iyo Suradka” waxa soo saaray Abudawud.

عَنْ أَبِي هُرَيْرَةَ قَالَ نَهَى رَسُولُ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ عَنْ قَتْلِ الصُّرَدِ وَالضِّفْدَعِ وَالنَّمْلَةِ وَالْهُدْهُدِ
“Abuhurayra waxa laga wariyey inuu yidhi: Rasuulkii Ilaahay (scw) wuxuu reebay in la dilo, shinbirka Suradka, raha, qudhaanjada iyo Hudhudka.”

Waa maxay xikmada loo diiday in la dilo:


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply