JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DAAWO: Mid ka mid ah Raggii laga soo tarxiilay Mareykanka oo Xog ka bixiyey Cidda ka dambeysay in la soo tarxiilo

Published: January 27, 2017, 11:59 am

Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Dhalinyaradii laga soo tarxiilay Dalka Mareykanka ayaa Wareysi uu bixiyey kaga hadlay Sida uu Mareykanka ku tegay iyo in Ugu dambeyn laga soo tarxiilo.

Maxamed Waxa uu sheegay in Tarxiilkooda ay ka dambeysay Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay Dalka Mareykanka oo uu sheegay inay Aqabashay in la tarxiilo Warqada GO HOME-kana ay iyadu soo jartay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply