fb

DAAWO LA YAABKA: Sadex Haween Soomaali ah oo Ninkooda u Guuriyey Xaaskii 4-aad iyo Sida uu Guusha ku..

Published: January 9, 2017, 11:01 pm

Waxaa magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ka dhacday Dhacdo inta badan ku Cusub dhegaha Soomaalida, Kadib Markii Nin Soomaaliyeed oo horey u Qabay Sadex Dumar ah uu Guursaday Haweenayadii 4-aad, Waxayna sheekada Xiisaha badan Noqotay markii ay Arooska dhigeen Sadexdii uu horey u Qabay.

Eng. Bashiir Yuusuf Jaamac ayaa ka warbixiyey Sida uu dhisay Afarta Qoys iyo sida Sadexda Dumarka ah ay ku dhiseen Xaaskii ugu danbaysay, Wuxuuna sheegay inuu Guusha ku gaaray Cadaalad uu sameeyay, Sidoo kale wuxuu sheegay inay Noqotay Dhacdo dad badan dhiiri gelin ku samaysay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply