JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

DAAWO: Hooyo Somaliyeed heysatana 7-Caruur ah oo TAKSIILE ka ah London, Sida ay ku Shaqayso…

Published: January 27, 2017, 12:02 pm

Faaisa Cabdi Ereg oo ah hooyo Soomaaliyeed oo leh 7 caruur ah ayaa ka mid ah taksiilayaasha shirkadda Uber ee magaalada London.

Weriyaha VOA ee London Ridwaan Xaaji ayaa waxay uga warrantay waxa ku dhaliyay inay taksiile noqoto, Waxayna sheegtay inay ku Faraxsan tahay Shaqadeeda, iyadoo ku sheegtay inay tahay mid u Fudud Hooyada.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply