fb

VIDEO:- Qeybo Kamid ah Khudaarta Oo Yareeyo Cudurka Macaanka Ah….

Published: December 19, 2016, 6:09 pm

Khudaartan oo aan idin soo bandhigi doono ayaa waxa ay yihiin kuwa aad iyo aad u yareeya sokorkta, Waxayna  uroonyihiin qofka sokorta qabo, iyo midka doonayo inuu ka hortago cudurka macaanka.

Hadaba muuqaalkan hoose ka daawo khudaarta cudurka macaanka lagu yareeyo.

 


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply