fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

Maxaad Ka Taqaanaa Noloshii Rasuulkeena Muxammad CSW “Ka Faaideyso”..

Walaalayaal waxaa haboon Mar kasta inaan wax ka ogaano, noloshii Rasuulkeena Muxammad CSW, maadaama aynu nahay Ummad Isl...

November 25, 2014

Casharkii 29aad Ee Kitaabka Siirada Nebi Muxamed Scw Iyo Hijradii Asxaabta Ee Madiina..

HIJRADII ASXAABTA EE MADIINA Rasuulka SCW wuxuu 13 sano ka waday kacwadii islaamka Makka hase yeeshee reer Makka dacw...

July 27, 2014

Casharkii 28aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Qeybtii Labaad Beycatul Caqaba..

BAYCATUL CAQABADII 2aad Isla sannadkii 13aad ee soo diritaankii Rasuulka SCW ayaa waxaa kale oo Madiina ka soo baxay ...

July 26, 2014

Casharkii 27aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Qisadii Cajiibka Aheyd Ee Beycatul Caqaba “...

BEYCATUL CAQABADDII 1aad Markii ay Madiina ku laabteen lixdii nin ee reer Madiina oo Islaamka qaatay waxay ay diinta ...

July 25, 2014

Casharkii 26aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Soo Islaamiddii Cajiibka Aheyd Ee Reer Madiina.

SOO ISLAAMIDDII REER MADIINA Dadkii uu Rasuulka SCW kula kulmay mawaasimtii xajka ee uu dacwada gaarsiinayey: waxaa k...

July 24, 2014

Casharkii 25aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Mu’miniintii Aan Reer Maka Ahayn..

MU'MINIINTII AAN REER MAKKA AHAYN "25" Rasuulka SCW markuu arkay in reer Makka ay xaqii qaadan la'yihiin, ilaa intii ...

July 23, 2014

Casharkii 24aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Dheelmintii Rasuulka Scw Israa-Wal-Micraaf..

DHEELMINTII RASUULKA SCW ISRAA-WAL-MICRAAJ "24" Dheelmintii Rasuulka SCW waa la isku khilaafaa waqtigii ay ahayd ama ...

July 22, 2014

Casharkii 23-aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Dhibaatadii Reer Daa’if..!!

DHIBAATADII REER DAA'IF "23" Rasuulka SCW iyo asxaabtiisu markay Makka dacwadii ka soo wadeen 10 sano, juhdi nooc wal...

July 21, 2014

Casharkii 22aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Maxamed Scw Iyo Dhimashadii Xaaskii Rasuulka Scw KHADIJA Rc.

DHIMASHADII KHADIIJA "22" Sidaan ogsoon nahay Khadiija waxay ahayd xaaskii Rasuulka SCW ee ugu horreysey haweenkiisa,...

July 20, 2014

Casharkii 21aad Ee Kitaabka Siirada Nabi Muxamed Scw Iyo Geeridii Abii-Dhaalib..

GEERIDII ABII-DHAALIB "21" Abii-dhaalib wuxuu ahaa Nabiga SCW adeerkiisii soo koriyey toban sanana difaacayey oo qure...

July 19, 2014

Casharkii 20naad Ee Kitaabka Siirada Rasuulka Scw Iyo Cunaqabatayntii Reer Haashim Iyo Reer Mudhalib.

CUNAQABATAYNTII REER HAASHIM IYO REER MUDHALIB "20" Odeyaashii qureysh markay arkeen in aan Nabiga SCW marna u soo da...

July 18, 2014

Casharkii 19aad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Ergeygii Qureysheed Ee Rasuulka Scw U Tegey..

ERGEYGII QUREYSHEED EE RASUULKA SCW U TEGEY "19" Duqowdii qureysheed markay arkeen xaaladdu meesha ay ka sii degeneys...

July 17, 2014

Casharkii 18aad Ee Kitaabka Siirada NAbiga Scw Iyo Soo Islaamidii Cumar Binu Khadhaab Rc..

ISLAAMIDDII CUMAR BINU KHADHAAB "18" Cumar wuxuu ka mid ahaa raggii markii hore islaamka iyo muslimiinta aadka u dhib...

July 16, 2014

Casharkii 17aad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Soo Islaamiddii Xamsa Binu Cabdi Mudhalib..

ISLAAMIDDII XAMSA BINU CABDI MUDHALIB "17" Xamsa binu Cabdimudhalib oo ah Nabiga SCW adeerkiis sida uu ku islaamay wa...

July 15, 2014

Casharkii 16aad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Dhibaatooyinkii Queryshu Ku Haysey Rasuulka Scw.

DHIBAATOOYINKII QUREYSHI KU HAYSEY RASUULKA SCW "16" Qureysh markii ay intaas oo tallaabo ah qaadeen, Nabi Maxammed S...

July 14, 2014

Casharkii Shan Iyo Tobnaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo U Tegitaankii Abii-Dhaalib….

U TEGITAANKII ABII-DHAALIB "15" Qureysh markay tallaabo walba oo ay qaadday, oo ay rabtey in ay dacwada islaamka ku j...

July 13, 2014

Casharkii 14aad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Hijradii Labaad Ee Loo Hijrooday Dhulka Xabasjida.

HIJRADII LABAAD EE DHULKA XABASHIDA "14". Markuu cadaadiskii iyo ciqaabkii lagu hayey dadkii muslimiinta ahaa ee joog...

July 12, 2014

Casharkii Sadax Iyo Tobnaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Hijradii U Horreysey Ee Xabasha Loo Hijroo...

HIJRADII U HORREYSEY EE XABASHA LOO HIJROODAY "13" Sidaan soo sheegnayba dhibkey qureysh ku heysey dadkii rumeeeyey R...

July 11, 2014

Casharkii Labo Iyo Tobnaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Daartii Arqam Binu abii Arqam..

DAARTII ARQAM BINU ABII ARQAM "12" Daarta Arqam binu abii Arqam waxay ahayd rugtii ay Rasuulka SCW iyo asxaabtiisu ku...

July 10, 2014

Casharkoow Iyo Tobnaad Ee Kitaabka Siirada Nebi Muxamed Scw Iyo Dhibaatooyinkii Asxaabta Lagu Hayey..

DHIBAATOOYINKII ASAXAABTA LAGU HAYEY "11" Kufaartii qureysh markay maqlaan qof maal ama magac leh ama qabiil xoog leh...

July 9, 2014

Casharkii Tobanaad Ee Kitaabka Nebi Muxamed Scw Muujintii Diinta Islaamka Iyo Digiraankii Rasuulka Scw.

Waxay dacwadii islaamku qarsoodi ku socotaba markii saddex sano la marayo ayaa Allaah Rasuulkiisa SCW amray inuu dacwadi...

July 8, 2014

Casharkii Sagaalaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Dadkii Diinta Ugu Soo Horeeyay..

DADKII DIINTA UGU SOO HORREEYEY "9". Rasuuka SCW markii Allaah subxaanahu wataacaalaa soosaaray mas'uuliyaddaa weynan...

July 7, 2014

Casharkii sideedaad Ee Kitaabka Siirada Nabiga Scw Iyo Qormada Maanta Soo Diritaankii Rasuulka Scw

SOO DIRITAANKII RASUULKA SCW "8" Markii ugu horreysey ee Rasuulka uu waxyiga ku bilaabanayey waxaa lagu bilaabay riyo...

July 6, 2014

Casharkii Toddobaad Ee Siirada Nabiga Scw Iyo Qormo Cajiib Ah Oo Ku Saabsan Dhisitaankii Kacbada..

DHISITAANKII KACBADA "7" Sida la sheego waxaa la yidhaahdaa kacbada waxaa dhisay malaa'ig ama Nebi Aadam laakiin Qur'...

July 5, 2014

Casharkii Lixaad Ee Siiradii Nabiga Scw Iyo Qasidadii Cajiibka Aheyd Ee Guurkii Khadiija..

GUURKII KHADIIJA Markuu Rasuulka SCW 25 sano gaaray wuxuu guursaday Khadiija bintu Khuweydlad. Khadiijo waxay ahayd q...

July 4, 2014

Casharkii Shanaad Ee Siiradii Nabiga SCW Iyo Qisadii Cajiibka Aheyd Ee Baxiira “Ka Bogasho Wacan...

QISADII BAXIIRA "5" Markuu Rasuulka SCW 12 sano jirey ayaa adeerkiis Abii-dhaalib iyo rag kale oo qureysh ka mid ah a...

July 3, 2014

Casharka afaraad Ee Siirada Nabiga SCW Dhalashadii Iyo Barbaarintii Rasuulka SCW..

DHALASHADII & BARBAARINTII RASUULKA SCW "4" Wuxuu Rasuulka SCW dhashay sannadkii Caamul-fiil, maalin Isniin ah oo...

July 2, 2014

Casharkii Sadaxaad Ee Siirada Nabiga Scw Iyo Qodistii Samsamka Iyo Nadarkii Abdi Mudhalib.

QODIDDII SAMSAMKA IYO NADARKII ABDI MUDHALIB '3' Maalin ayaa Cabdimudhalib oo hurda manaam loogu yimid lana amray inu...

July 1, 2014

Casharka Labaad Ee Siirada Nabiga SCW Iyo Duullaankii Abraha Uu Kusoo Qaaday Kacbada… ‘2̵...

DUULLAANKII ABRAHA UU KU SOO QAADAY KACBADA '2'. Abraha oo ahaa nin xabashi ah oo yaman wakiil uga ahaa boqorkii xaba...

June 30, 2014

Casharka Koowaad Ee Siirada Nabiga SCW Iyo Nasabka Rasuulka Scw ‘La Soco Ramadaanka Oo Idil Maalin ...

NASABKII RASUULKA SCW Sida la wada ogsoon yahay nasabka Rasuulka SCW ama abtirisiinyihiisu wuxuu galaa nabiyullaahi I...

June 29, 2014