JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

Xanaaqa: Maxay dadka u qeyliyaan markay careysan yihiin? + Sababta Rasmigaa..

Dabeecadaha bini'aadanka waxaa ka mid ah in marka ay careysan yihiin ay kor u qeyliyaan xitaa haddii ay aad isugu dhow y...

January 22, 2017

Guurka Go’aankiisu Caqliga Ka Yimaaddo Ayaa Ka Cimri Dheer Kana Badhaadhe Badan Ka Qalbiga Ka Yimaadda....

Jacaylka xaruntiisu waa qalbiga oo keliya, waxaana cilmi ahaan la ogaaday in caqligu aanu wax faro gelin ah ku samayn ja...

January 22, 2017

Murti iyo Madadaalo Iyo Barnaamijkeenii Xiisaha Badnaa Ee KOBCI MASKAXDAADA..!!

Murti iyo Madadaalo 1. Kolki uu rabo inuu aamus ku yiraahdo haweenay, ninka caadiga ah wuxuu ku yiraahdaa “Naga Aam...

January 17, 2017

Sida Wada Sheekaysi Loola Bilaabo Wiil Ama Gabadh Aanad Garanayn…

Sideed ula bilaabi kartaa wada sheekaysi qof kugu cusub oo aanad garanayn? Maxay yihiin erayada ku haboon ee ay tahay in...

January 17, 2017

Shan Arrimood Oo Ay Wanaagsan Tahay Inaad Ogaato Ka Hor Guurkaaga…

5 Qodob oo ay tahay inuu qofku wax ka ogaado intaanu guursan ka hor: Baro Naftaada. Ma ogaan kartid qofka kugu habboon ...

January 16, 2017

Xikmadaha Maanta Kobciye.Com Iyo Dhowr Qodob Oo Aanu Kusoo Qaadan Doono KOBCI MASKAXDAADA.

Hadaad rabto inaad farxad ku noolaato muddoo gaaban aargooso, haddii aad doonaysid inaad mudo dheer ku nolaatana saamax ...

January 14, 2017

Barnaamijkii KOBCI MASKAXDAADA iyo Dhowr Qodob Oo Aan Isbuucaan Kusoo Qaadan Doono..

“Ceebta bani’aadamku waa in ay ammaan jecel yihiin, qof kastana ammaanaan, sidaa awgeed qofka khaldama dhakhso ayuu ...

January 10, 2017

Qormo Gaaban Oo Cajiib Ah ‘TUS INEY KAA KHALDANAAYEEN’ Qalinkii Cawaash..

Tus in ay kaa Khaldanaayeen Ka fakir kolki aad yareyd waxaad aaminsaneyd in wax kasta suuragal kuu yihiin. Waxaad kor...

January 10, 2017

Saddax Arimood Oo Aad Kaga Qayb Qqaadan kartid Inad Dhisato Shaqsiyad Wanaagsan.

3 Arimood oo ka qayb-qaadan karta in aad dhisato Shaqsiyad Wanaagsan. 1. Marnaba habalan qaadin waxa aadan oofin kara...

January 8, 2017

In Badan Ka Barro Raaxaysiga Lamaanaha Iyo Wax Walboo Ku Saabsan Nolosha Qoyska Qalinkii Naciima Af-barwa...

Waa maxay raaxaysi? Raaxaysigu waa xidhiidh u dhexeeya lammaaneyaasha dareenka jinsiga wadaaga, ama dhex mara laba qof ...

January 8, 2017

Habeen iyada oo Xaaskeygu Hurudo ayaan jaleecay Xageeda waxaan ka Fekeray qaabka Nolosheeda iyadoo Huruda

GUUBAABO RAGGA KHUSEYSA. Habeen iyada oo Xaaskeygu Hurudo ayaan jaleecay Xageeda waxaan ka Fekeray qaabka Nolosheeda ...

January 5, 2017

Tallooyin Muhiim Ah Qofkii Ku Dhaqmaa U Horseedi Karo Farxad Aan Dhamaan…

TALOOYIN KU ANFICI DOONA. 1- Ku biloow Maalintaada Salaadda Subax iyo Ducooyinka Aroorta si aad u gaarto Horumar. ...

January 5, 2017

Maxey Noqon Kartaa Ficilka Ugu Wanaagsan Ee Uu Sameeyaan Aabaha Ama Hooyada.

Waalidnimadu kama bilaabanto ilmaha, sababta waxay dib ugu noqota habka aad ugu doorato aabbaha amma hooyada ilmaha masu...

January 4, 2017

Xikmado Jaceyl Oo Aad Iyo Aad U Qiimo Badan…

Jaceylku waa waxa ugu quruxda badan ee la heysto, waxa ugu adag ee la kasbado iyo waxa ugu xanuunka badan ee la waayo. ...

January 3, 2017

“Noqo sida ubaxa oo xataa gacmaha jaraya siiya udgoon” Xikmadaha Kobciye.Com

“Inaad awoodaadu intay tahay u noolato iyadoo wax badani ka maqan yihiin ayaa ka wanaagsan inaad u noolaato nolol ku d...

January 2, 2017

Waa Maxay Wallac Maxaase Loo Cuni Karaa? Arrimo Badan Oo Dumarka Qaas U Ah..

Wallacu waa astaan muhiim ah oo lagu garto marka haweeneydu ay uur qaado. Wallaca waxaa lagu gartaa matag iyo lalabo. ...

December 31, 2016

QISO:- Casharada Nolosha (10): Isu Dheelli-Tirka Arrimaha Ku Hor Yaalla Ayaa Ah Furaha Farxadda Nolosha..

Nin boqor ahaa ayaa wiil uu dhalay u diray nin aad u xikmad badnaa oo dadku cilmiga iyo talada ka raadsan jireen, waxa a...

December 30, 2016

Xikmadaha Maanta Kobciye.com Iyo Barnaamijkeenii Xiisaha Badnaa Ee KOBCI MASKAXDAADA..!!

Tuugu wuxu ka xadaa alabta laakiin beenaluhu wuxu ka xadaa Maskaxda Cadaanka macanihiisu maaha qurux waayo Kafantuba ...

December 29, 2016

Toddoba Shay Oo Ay Fiican Tahay In Aad Samayso Maalin Kasta 7 Subaxnimo Ka Hor…

Qormadan uu Kobciye.com kuusoo bandhigayo, waxa aad ka baran doontaa toddoba qodob oo qofka ku dhaqma maalin kasta arroo...

December 29, 2016

HURDADA:- Wax Badan Ka Barro Faa’idooyinka Hurdada Iyo Waxyaabaha Keeno Dhafarka…

1. Hurdadu waxay ka mid tahay nimcooyinka Alle SWT uu bini’aadanka siiyay. Waxaad ka helaysaa nasasho buuxda, waxay ba...

December 23, 2016

Waa Maxay Sirta Ku Jirta In Dumrku Ay Hawlo Badan Mar Keliya Wada Qaban Karaan, Raggu Se’ Aanay Awoodin...

Sannadahan dambe oo hab-nololeedka dunidu is beddelay,  dumarkuna ay si xawli ah ugu soo badanayaan shaqo tagga, ayaa w...

December 22, 2016

Dhib Kasta Oo Kusoo Wajaha Inaad Si Wanaagsan U Qaabishaa Waxey Ku Xiran Tahay….

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa macallin xikmad badnaa uu damcay in ardaydiisa uu fahansiiyo muhiimadda ay leedahay in ha...

December 19, 2016

Carruurtaada Ka Illaali Inaad Ku Tiraahdid Erayadaan Halista Gelin Kara Mustaqbalkooda..

CARUURTAADA KA ILAALI INAAD KU TIRAAHDID EREYADAAN. Fadlan Aabe & Hooyo iska ilaali inaad Ubadkaaga u Horseedid N...

December 16, 2016

Qiso Cajiib Ah Muxuu Sameeyay Ninkii Hadalka Lagu Xumeyn Jiray Iyo Wanaagii Uu Sameeyay..

Nin ayaa wuxuu yiri Nin aan Qaraabo nahay ayaa Hadalka igu Xumayn jiray oo aad ii Dhibi jiray, Anigu waxaan ahaa 40 jir,...

December 16, 2016

Casharada Nolosha (7): Damacaaga Oo Caqli Hoggaamin Waayaa Wax La’aan Buu Ku Badaa

Nin maalqabeen ahaa oo xikmad badnaa ayaa isaga oo doonaya in uu tijaabiyo damaca aadamaha waxa uu isugu yeedhay beerale...

December 15, 2016

Nolosha Sideedaba Iney Imtixaan Tahay Waxaa Inoo Cadeynayo Arrimahaan Oo Idil..!!

Noloshu waa Imtixaan Xaqiiqdii, Noloshu waa Imtixaan. Waxaa nalagu imtixaanayaa Cabsi, Gaajo, Maal, Awlaad, Xanuun, F...

December 14, 2016

Xikmidaha Laga Faa’ideystay Dadkii Wanaagsanaa, Adigana Ku Xasuusinayo Waxyaabo Badan..

Nin ayaa maalin u yimid sheekh Xasan Al-Basri oo ahaa taabiciyiinta ka danbaysa Nebiga (scw) , waxaana uu waydiiyay saba...

December 12, 2016

Casharada Nolosha (6): Caqabadaha Kaa Hor Yimaadda Uga Faa’idayso In Aad Hesho Xal Waara..

Maanta dunida horumartay iyo inta badan ee dunida soo koraysaba waa ay ku yar tahay in laga helo ruux lacag caddaan ah s...

December 11, 2016

Odhaahyo Muhiim U Ah Nolosha Aanu Ku Nool Nahay, Barnaamijkii KOBCI MASKAXDAADA!!

Talooyin kulul oo hada Dabka laga soo qaaday 1. Goortii qof kaa careysiiyo ama ku caayo, waxay kugu qaadaneysaa 42 mu...

December 10, 2016

Cajiib Waxyaabahaan Yaabka Leh Ee Ragga Soomaaliyeed Doonayaan, Maka Helayaan Dumarkooda…!!

WAANO KU SOCOTA RAGGA: - Ninku wuxuu rabaa naag dhowrsan oo indhaha laabata,asagana indhiisa dumarka kale kama laaban...

December 10, 2016

Arimaha Jaceylka:- Tallooyin Rasmi Ah Oo Ku Socdo Ragga Soomaaliyeed, Maxey Dumarku Neceb Yihiin..

Dumar badan ayaa u maleeya in raggu ay fahmaan waxa maskaxdooda ka guuxaya ama ay ku fikirayaan laakiin ragu ma awoodaan...

December 10, 2016

Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah, se dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina.

Laabteyda ugama baqo raxan libaaxya ah,  se dhabarkayga ayaan uga baqaa Ey khaayina. Dadka ugu farxada badan noloshu...

December 9, 2016

Sida waqtiga isu bedelay Waxa inoo Cadeynayo Carruurta Aan Guryaha Ku Haaysano..!!

Waagi hore banaanka iyagoo ku ciyaaraya ayaa laga soo celin jiray si ay gudaha u soo galaan Hada iyagoo smartphone ama ...

December 7, 2016

Sida Biyaha Rogmanaya Aadan Ugu Dhex Arki Karin Sawirkaga Ayaa Adigoo Xanaaqsan Aadan Talo Arki Karin..

Malaha xumi wuxu ku nacsiiyaa saaxibadaada, qoyskaaga qaarkood, wuxuuna yareeya kulanka asxaabta. Allah (sw) weydiiso in...

December 6, 2016

Qeyb Kamid Ah Casharadii Nolosha Ee Aad Kala Socoteen Kobciye.com Iyo Furaha Farxada Halka Laga Hello..

Casharka Afaraad ee duruustii aynu ugu magacdarnay ‘Casharrada Nolosha’ oo aynu aalaaba ka soo qaadanno buugga ‘Ma...

December 4, 2016

Xikmado iyo Odhaahyo Ka Turjumayo Nolosha Qeybaheeda Kala Duwan Iyo Qalinkii Ibrahim Ali Abdi “KaLa...

Shabakada kobciye.com waxaad kaga barateen barnaamijyo idiin xiiso geliyo inta badan barnaamijka kobci maskaxdaada waxaa...

December 2, 2016

Sidee Ducadeenna loo Aqbalaa? Shuruudaha Ducada Wax Badan Ka Barro Si Aad Alle Ugu Dhawaataa..!!

Ducadu waa dhuuxa cibaabadada, waa adoonka muujinaya awood daradiisa iyo inuu baahan yahay naxariista iyo gargaarka Alla...

December 2, 2016

Casharrada Nolosha (3): Ha Quusan Ee Keliya Beddel Istaraatijiyadda Aad Ku Socotay Oo Mar Labaad Isku Day...

Casharka saddexaad ee aynu ku soo qaadanayno duruustii aynu ugu magacdarnay ‘Casharrada Nolosha’ oo aynu aalaaba ka ...

December 2, 2016

Xikmadaha Kobciye.com Iyo Dhowr Qodob Oo Aan Maanta Nolosha Kusoo Qaadan Doono..

Shabakada kobciye.com waxaad kaga barateen barnaamijyo idiin xiiso geliyo inta badan barnaamijka kobci maskaxdaada waxaa...

December 1, 2016

Hababka Ugu Fudud La Isaga Daweeyo Murugada! Wax Badan Ka Ogoow Murugada Iyo…

In la murugoodo ama aan la faraxsanaan, waaa iska caadi marka ay wax qaldamaan ama uu qof kaa dhinto. dareemadani waxa a...

November 30, 2016

Casharrada Nolosha (1): Duruufaha Adagi Qofka Saddex Midkood Ayuun Bey Ay Ka Dhigaan..

Inan ayaa abaheed uga waayo-sheegatay duruufaha qallafsan ee nolosha la soo dersa, waxa aanay ugu cabatay in aanay garan...

November 29, 2016

Guurka Oo La Ogaaday Inuu Ka Hor-tago Xanuuno Badan Oo Dilaa Ah, Maxaa Kamida..??

Daraasad cusub oo dhowaan la sameeyey ayaa lagu ogaaday in guurka lagaga badbaado xanuuno khatar ah oo sababi kara dhima...

November 28, 2016

Wax Badan Ka Barro Noocyo Cuntada Ka Mid Ah Oo Ragga U Fiican…

In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo dumarku, haddana sida ay marar kala d...

November 24, 2016

Calaamado Kuu Caddaynaya In Qulub iyo Xaalado Nafsi Ahi Qofka Soo Gaadheen Iyo Habab Uu Isaga Dabiibi Kar...

Cilmibaadhis cusub ayaa daaha ka rogtay in sakatiga, warwarka ama qulubku ay qofka da’da caadiga ah gaadha noloshiisa ...

November 15, 2016

Siyaabaha Ugu Habboon Ee Uu Qofku Kula Dagaalami Karo Murugada Iyo Xaaladaha Nafsiga Ah

Sidee aad kaga adkaan kartaa warwarka iyo culayska nafsiga ah: Kobciye.com Wuxuu Kuusoo gudbinayaa cilmi baadhis muhi...

November 14, 2016

Dhalanyarnimadu ayey Ka Bilaabataa Safarka Nolosha Dhabta Ah, Sidee U Safri Doontaaa..

War aan deg-deg ahayn! Badanaa goortii qofku dhalinyaro yahay, uu bilaabayo safarkiisi hanaqaadka wuxuu dareemaa inay...

November 9, 2016

Xasidnimadu Waa CUDUR Waxey U Kala Baxdaa Intaan Oo Nooc Ka Fogoow Xasadnimada..

CUDURKA XASADKA. Xasadku waa Cudur ku Faafa Dhamaan Oogada Ruuxa Bini'aadamka ee Xumaha jecel. Gaar ahaan wuxuu Daxal...

November 9, 2016

Ma dareentaa deg-deg iyo deganaan la’aan in aad deris kula noqotay Dunidan?

Dhalinyaroy waxaad ogaataan in Dunidan aysan marnaba buuxineyn rabitaanka iyo marnaanta gudahaaga. Lacag kastaa hesho i...

November 2, 2016

Caqliga iyo carrabka waxa ka dhaxaysa xidhiidh isku cakis ah, Xikmadaha Maanta Kobciye.com

Qofna ha ka malaysan xumaan , waxa laga yaabaa haddii aad akhriyi lahayd waxa ku jira uurkiisa, inaad ogaan lahayd inuu ...

November 2, 2016

Xikmadaha Maanta Kobciye.com Iyo Dhowr Qodob Oo Quseeyo Nolosha Dhalinta Maanta..

Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaas wax ku bartaa. Marka...

October 30, 2016