fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

Maxey Tahay Sirta Ka Danbeysay In Nabi Maxamed SCW Doorbido Ku Afurida Timirta..?!!

Sida ku cad sunnaha Rasuulka, Nebigu (SCW) waxa uu aad u tixgelin jiray in timirtu ay noqoto cuntada ay tahay in muslimi...

June 29, 2016

Soonka Iyo Sixada (14): Talooyin Kaa Dhowrayaa Dhibta Caafimaad Ee Ay Milixdu Keento xilliga Soonka..

Milixdu waxa ay lagama maarmaan u tahay cuntada oo ay macaanayso dhadhankeeda, waxa aanay ka mid tahay wax yaabaha dunid...

July 18, 2015

Soonka Lixda Shawaal:- Ma Qasab baa in leysku Xejiyo Lixda Maalmood, mise Maalmaha aan Rabo ayaan kala So...

SOONKA LIXDA SHAWAAL. Lixda (6) shiwaal wa Sunne maaha Farad ama waajib,Rasuulku caleyhi salaatu wasalaam waxu yidhi ...

July 16, 2015

Soonka Iyo Sixada (12): Faa’idooyinka Caafimaad Ee Cunitaanka Basashu Uu Leeyahay Xilliga Soonka

Dhammaan xeeldheerayaasha nafaqada iyo cunatadu waxa ay ku taliyeen in bisha soonka la badsado cunitaanka basasha, maada...

July 16, 2015

Soonka Iyo Sixada (12): Qaladaadka Cuntada La Xidhiidha Qofka Sooman Ka Dhaca Afurka Iyo Suxuurta Dhexdoo...

Qormooyinkan taxanaha ahaa ee aynu kaga hadlaynay qaladaadka dhinaca cuntada la xidhiidha ee qofka ka dhaca bisha soonka...

July 15, 2015

Soonka Iyo Sixada (11): Saddex Talo Oo Kaa Caawinaya In Suxuurtu Aanay Dhibaato Caafimaad Kugu KeeninR...

Laba qormo oo hore waxa aynu kaga soo warannay qaladaadka inta badan ay dadka soomani galaan xilliga afurka ee dhibaatad...

July 13, 2015

Ku Barro Gudaha Warbixintaan Habeenka Leylatul Qadri, Calaamadaheeda, Miro Gurashadeeda Maalinta Qayaamah...

LEYLATUL QADRI. Waqtigeeda wuxuu noqonaa Habeenada ay tiradu is dheer tahay Dhexdeeda, sida:- 21,23,25,27 iyo 29, ee ...

July 12, 2015

Soonka Iyo Sixada (10): Qaladaadka Qofka Soomani Uu Galo Afurka Iyo Dhibaatada Caafimaad Ee Ka Dhalata

Qormadan oo uu Webka caalamiga ah ee kobciye u rogay Afsoomaali ayaa ka hadlaysa qaladaad dhinaca Afkurka ah oo uu qof...

July 12, 2015

Fidrada Sida Loo Bixiyo, Wakhtiga Aay Waajibto Iyo qofka Aay ku Waajibto, Cabirka La Bixinayo Iyo Nooca L...

FITRADA SIDA LOO BIXIYO. Fidrada macnaheeda: Waa Sadaqo la bixiyo Soonka markii la Furo, Fidrada Waajibnimadeeda waxa...

July 9, 2015

Soonka Iyo Sixada (8): Soonku Waxa Uu Dawo Ka Yahay Xanuunnada Nafsiga Ah, Waxa Aanu Caawiyaa Go’aan Qa...

Qofka oo si niyad-samaan badani ku jirto u afxidha bisha soonku waxa uu dareemaa raaxo iyo xasilooni nafsi ah oo aanu er...

July 9, 2015

Daawo Muuqaal Kelmad ku saabsan Tobanka Habeen ee ugu dambeeya bisha Ramadaan..

Tani waa kalimad gaaban oo aan ugu talagalay munaasabadda 10-ka cisho ee ugu danbeeya Ramadaanta. Wax kasta oo la bilaab...

July 8, 2015

AXKAAMTA ICTIKAAFKA:- Hadii Aad Dooneysid Inaad Ictikaafto Tobanka Danbe Ee Bisha Barakeysan Ramadaan Max...

AXKAAMTA ICTIKAAFKA. Ictikaafku Waa Suno Mu'akad ah Nabigana uu Joogteeyay inta uu Noolaa, Imaamu Nabawina wuxuu Oran...

July 8, 2015

Fadliga Tobanka Danbe Ee Ramadaanka Iyo Waxyaabaha Looga Baahan Yahay inuu Sameeyo Qofka Muslimka Ah̷...

Waxaa bilaw ah 10-kii u dambeeyay ee Ramadaan, iyadoo maalmaha tobanka ah ee u dambeeya Ramadan ay yihiin kuwo fadligeed...

July 8, 2015

Soonka Iyo Sixada (7): Faa’idooyinka Soonku U Leeyahay Wadnaha, Beerka, Ka Hortagga Kansarka Iyo Gabowg...

Cilmibaariso tiro badan oo marar kala duwan lagu sameeyey xidhiidhka ka dhaxayn kara soonka iyo caafimaadka ayaa isuga m...

July 7, 2015

Soonka Iyo Sixada (6): Sida Ugu Habboon Ee Aad Xilliga Ramadaanka Isaga Ilaalin Karto In Macaanku Kugu Ka...

Majalad ka faalloota arrimaha caafimaadka oo ay soo xigatay shabakadda Al-Carabiya ayaa dhowaan baahisay natiijada cilmi...

July 5, 2015

Maku Nooshahay Ama Ma Maqashay, Soonka Meelaha Aan Qorraxdu Dhicin? Qalinkii Sheekh Mohamed Idris

Asxaab badan oo ku nool waqooyiga Yurub Sida Norway, Finland, Sweden ayaa Su'aala badan soo qoraya ku saabsan sidey u so...

July 2, 2015

Soonka Iyo Sixada (4): Khuraafaadka Dadku Ka Aamineen Harraadka Xilliga Soonka Iyo Talada Dhakhtarka (Q:2...

Waa Qormadii labaad uguna dambaysay taxanaha uu Kobciye.com ku soo qaadanayaa dhowr ka mid ah khuraafaadka ay dadka qaa...

July 2, 2015

Xilliga Afurka Qofka Maxaa Wanaagsan Inuu Ku Afuro Iyo Ducada La Akhristo Wakhtiga Afurka.

AFURKA RUUXA SOOMAN. Wakhtiga Afurka: Haddii Ruuxa Sooman uu Hubsado in Wakhtigii Afurka la gaaray waxaa Waajib ku ah...

June 30, 2015

Sheeko Aad Iyo Aad Cajiib U Ah Xambaarsana Awoodda Ducada Aay Leedahay Oo Aay haboon Tahay Inan Ka Faaide...

Imaam Axmed Binu Xanbal oo ka mid ahaa raggii aqoonta diinta meel sare ka gaadhay bulshada islaamkana taariikh mug wayn ...

June 30, 2015

Soonka Iyo Sixada (4): Khuraafaadka Dadku Ka Aamineen Harraadka Xilliga Soonka Iyo Talada Dhakhtarka (Q:1...

Xilliga lagu gudo jiro bisha soonka waxaa inta badan dadku siyaabo kala duwan ay uga cawdaan harraad, gaar ahaan marka b...

June 30, 2015

Afar Siyaabood Daadinta Haraaga Cuntada Ramadaanka uga Faa’ideysan Kartid…

Had iyo goor sida kobciye.com ogtahay cuntada aan karino bisha Barakeysan ayaa in badan aanu daadina. Sida cuntada afurk...

June 30, 2015

Q5aad Bisha Soon Iyo Sixadeeda:- Sababaha Harraadka Xilliga Soonka Iyo Sida Ugu Habboon Ee Loola Dagaalam...

Waa arrin iska caadiya in qofku uu xilliga soonka harraad dareemo, gaar ahaan marka la eego xilliga ay sannadkan ku soo ...

June 29, 2015

Q5aad Bisha Soon Iyo Sixadaada:- Khatarta Caafimaad Ee Saambuusaha Iyo Sida Ugu Habboon Ee Ay Tahay In Lo...

Saambuusuhu waxa uu ka mid yahay cuntooyinka xilliga Ramadaanta loogu jecel yahay dunida muslimka, qormo uu Wargeyskan k...

June 29, 2015

Q4aad Bisha Soon Iyo Sixadaada:- Faa’idooyinka Soonku U Leeyahay Xannuunada Ku Dhaca Wadnaha Iyo We...

Wadne Xanuunka iyo guud ahaan xanuunnada ku dhaca halbawlayaasha dhiiggu waxa ay ka mid yihiin sababaha ugu waaweyn ee d...

June 28, 2015

Q3xaad Bisha Soon Iyo Sixadaada:- Sababaha Madax-Xanuunka Keena, Ka Horteggiisa Iyo Talooyin Muhiima..

6: Fadliga Bisha Ramadaanta. Fadaa’isha bishan barakaysan lama soo koobi karo waxaanse ku soo ururin doonaa 8 fadli...

June 26, 2015

Tobban Arrimood Oo Mughiim Ah Inaad Sameyso Ama Joogteyso Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaa...

1- Ramadaan maaha cunto iyo cabitaan: aad uga taxadar inaad calooshaada u cadibto sidii ay danbi kaa gashay. Dad badan o...

June 24, 2015

Q2aad Bisha Soon Iyo Sixadaada:- Sababaha Madax-Xanuunka Keena, Ka Horteggiisa Iyo Talooyin Muhiima..

Sida uu inoo sheegay nebigeennii Muxammed (SCW), suxuurta waxaa ku jira barako, waana ay fiican tahay in qof kasta oo so...

June 24, 2015

Qeybtii Labaad Waa Maxay Axkaamta Iyo Eedaabta Bisha Ramadaan Lagaaga Baahan Yahay Inaad La Timaado.

3:  Waa maxay Xukunkiisu Qofka ka taga  Ramadaanta ? Culumada islaamku waxay isku raaceen qofku hadii uu dafiro ina...

June 22, 2015

Tallooyinka Soonka Kobciye.Com Ha Ku Afurin Cabbitaan Aad U Qabow, Shaaha Iyo Bunkana 2 Saac Ka Dambaysii...

Drs. Nawal Al-xamad oo ku takhasustay cuntooyinka iyo waxtarkeeda ayaa dadka uga digtay in ay xilliga afurka badsadaan w...

June 21, 2015

Wax Badan Ka Barro Aadaabta Uu Soonka Leeyahay Wakhtiyada Suxuurta, Afurka Iyo Wakhtiyada Cibaadada!!

Halkan waxaan ku soo qaadanaynaa Maanta Aadaabta uu Soonku leeyahay ee ay tahay in lala yimaado waxayna yihiin:- 1-Suxu...

June 19, 2015

Sh Maxamed Idiris ”Shanna ku dadaal Shanna ka Fogaaw inta lagu Jirro Bisha Ramadaan”

Maalin ama ka yar ayaa innaga xiga Bishii Soonka ee Ramadan Barako, Sucuudiga waxaa laga sheegay Khamiis inuu kow yahay ...

June 17, 2015

Wax badan Oo Aadan Ka Ogeyn Ramadaanka Hadaba Sii Ogoow, Ramadaan Sidee u Qaabilnaa Una Soo Dhawaynaa?

Ramadaaneey soo dhawow , Bil aan u xiisnaay soo dhawow, Bil fadli badaneey soo dhawow , bishi Quraankaay soo dhawow, Bis...

June 15, 2015

Ma Dooneysaa Inaad Ka Hortagto Madax Xanuunka Xiliga Ramadaanka ‘Akhriso Arimahaan Ku Anfacayo̵...

Dad badan ayaa ka sheegta Madax xanuun xilliga Ramadaanka gaar ahaan xiliyada afurka ka hor iyo marka ka danbaysa afurka...

June 13, 2015

Arin Muhiim Ah Oo Loo Baahan Yahay Inaad Ku Baraarugto Ka Hor Inta Aan La Gaarin Bisha Barakeysan Ee Rama...

Hadaan su,aashaa jawaabteeda eegno waxaa weeye maxaa yeelay asall ahaanba Muminku mar walba iyo goor walba waa mid towba...

June 13, 2015

Inta Aan Ramadaanka La Gaarin Waa In Lagaa Helaa Sagaalkaan Arrimood Ee Anfacayo Noloshaada..

Ramadaanka ka hor Fadlan ku Dadaal Talooyinkaan:- SADDEX CAFIS WEYDIISO:- 1- Ruux aad Dhibaato u Geysatay. 2- R...

June 9, 2015

Bisha Ramadaan Yaan Soomeyn Yaase Soomayo “Taxanaka Bisha Ramadaan Kobciye.com”.

Kala Ogoow Cida ay waajibka ku tahay inay soomto iyo cida aan soomayn dib haba ka qaleeyaane ama wax ha bixiyaane: Wu...

June 8, 2015

Si Aad Ugu Diyaar garroowdo Bisha Ramadaan Oo Soo Dhaw Hadaba Isku Day Inaad Arimahaan Sii Ogaato,,

Waxaa inagu soo fool leh bisha ramadaan haduu ALLAAH nafta inagu gaarsiiyo sidaa awgeed waxaa inoo bilaabanayo barnaamij...

June 8, 2015

Ma Ogtahay Soomitaanka Bisha Ramadaan In aay Caafimaad U Tahay Nafsadaada. “Ogoow Faaidada Soonka&#...

Bishan ramadaan DR ELSON M. HAAS M.D. waxaa uu soo bandhigay warbixin aad muhiim u ah oo ku saabsan soonka. Dr Haas o...

June 8, 2015

Faa’iidooyinka La Taaban Karo Muhiimkana Ah Ee Aay Leedahay Timirtu.

Geedka barakaysan timirta oo ah geed ka baxa dhulka kulaalaha ah gaar ahaan dhul aanay ku samaan badi dalagyada kale ee ...

June 4, 2015

Tallooyin Iyo Arrimo Muhiim ah Oo Gabadha Soomaaliyeed Aad Iyo Aad Ugu Caawinayo jikada Xilliga bisha Ram...

Dumar badan wuxu kaga dhamaadaa waqtigoodu jikada, bishii cibaadada waxay isku badashaa bishii cuntada, bal waxaa dhaca ...

June 4, 2015

Barnaamij Maalin Kasta Ah Oo Ku Saabsan Gabadha Soomaaliyeed Mudana Iney Ka Faaideysato.

* Salaada subax kadib ilaa qoraxdu intay kasoo casaanayso: Akhrinta adkaarta subaxa iyo inta kuu fududaata akhrinta qur'...

June 3, 2015

Habka looga fogaan karo cunnooyinka qofka sooman u horseedi kara inuu harraad dareemo maalintii.

Shaki kuma jiro dabcan in Cabitaanka biyuhu ay si aad ah muhiim ugu yihiin jirka bini aadamka sidaasi daraadeed, maadaam...

July 25, 2014

Astaamaha Rasmiga Ah Ee Lagu Garto Habeenka Leylatul Qadriga “Ka Faaideyso Macnaha Guud Ee Habeenka...

ASTAAMAHA LAGU GARTO HABEENKA LEYLATUL QADRIGA. Habeenka Laylatu Qadriga waa la inaga Qariyay, waxaana ku jirta Xikma...

July 23, 2014

Xukunka Fadliga Tobanka Ugu Danbeeya Bisha Barakeysan Ee Ramadaanka Iyo Fadliga Ictikaafka..

Tobanka ugu danbeeya Ramadaanka: Tobanka ugu danbeeya Ramadaanka waxaa laga helaya khayr iyo ajar badan,nebiga sallal...

July 19, 2014

Akhriso Fadliga Uu Leeyahay Tobanka Danbe Ee Bisha Barakeysan Ramadaanka.

Dhug u yeelo fadliga 10 ka danbe ee Ramadaan . Walaalayaal Illaahay wuxuu inagu manaystay galado faro badan oo aynaan...

July 18, 2014

Wax Badan Ka Ogoow Fadliga Aay Leedahay Habeenka Leylatul Qadriga Ee Ku Jiro 10ka Danbe Ramadaanka.

Waxaa Muhiim ah inaan is weydiino, Habeenkaas Muxuu Habeenda kale Dheer yahay?, Laylatul-Qadriga waa Habeen Fadligiis...

July 18, 2014

Ka Fogoow Inaad Sameyso Soddonkaan Khalad Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaanka..!!

Had iyo goor waxaynu samaynaa khaladaad inaga dhaca waqtiga Ramadaanta inagoo laga yaabo in aynu qaarkood u fahansanahay...

July 15, 2014

Akhriso Afar Iyo Toban Nuur Uu Ramadaanka La Gaar Yahay Waxaana Haboon Inaad Ka Faa’ideysato.

Nuurarka Ramadaanta ka faa’iidayso. Illaah baa mahad leh Illaaha jeclaysiiyey muuminiinta Ramadaanta, nabad gelyo i...

July 10, 2014

Wax Badan Ka Ogoow Toban Shay Oo Ramadaanka La Gooni Tahay Iyo Fadliga Aay Leeyihiin..

Ramadaan Kareem

10 shay oo Ramadaan la gooni tahay! Waxaa mahad leh Alleheena ina soo gaadhsiiyey bishan barakaysan ee Ramadaan welib...

July 7, 2014

Wax Badan Ka Ogoow Shuruudaha Soonka Hadii Aan Lala Imaan Uu Soonkaagu Burayo..

SHURUUDDA SOONKA. Soonku, wuxuu leeyahay Shuruudo, oo haddii aanan lala imaanin uu Buraayo Soonku, waxaana ka mid ah:...

July 6, 2014