fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

JACAYLKA ALLAAH DARTIISA U DHAXEYN KARA LABA QOF OO AJNABI KALA AHI WAA QAABKEE?

Nimcada uu Allaah inagu Galladeystay ee Islaamka ah ayaa waxaa ka mid ah inuu Muslimiinta ka dhigay Ummad walaalo ah oo ...

December 26, 2016

In Badan Oo Aad Iloowsan Tahay Oo Aan Maanta Kaa Xasuusin Doono ‘DEMBIYADA QARSOON’..!!

Aad ayey u Qurux badan tahay inaad aragto Wiil Dhalinyaro oo Dushiisa Diintu ka muuqdo, Garkiisii daayay, Sunadii Nabiga...

October 24, 2016

Sidee Gabadha Muslimada Ahi Aay Iska Daahirin Kartaa Dhiiga Caaddada..

SIDEE LEYSAGA DAAHIRIN KARAA DHIIGA CAADADA.? Waxaan wada ognahay in Dahaaradu tahay iimaanka Barkii, waxaan kaloo og...

April 17, 2016

Darreenka Loo Yaqaano Maseyr, Qofka Maxaa Ku Dhaliyo, Imisa Weji Ayuuna Leeyahay..

WAA MAXAY MASEERKA ? Maseerka waa Xaalad Qofku uu Dareemo Xilliyada qaar, laakiin haddii Xad Dhaaf uu noqdo wuxuu isk...

April 9, 2016

Qiso Gaaban Oo Cajiib Una Dhaxeyso Wiil Iyo Gabar Is Jeclaa Muddo Lix Sanno Ah, Halkuu Ku Dhamaaday Jacey...

Qisadan oo aheyd mid u dhaxeysa Wiil iyo Gabar Muslim ah oo is jeclaa Muddo Lix sanadood, ayaa waxaa dhacday in mid wali...

April 7, 2016

Qof kasta wuxuu Adduunka ku leeyahay Saddex Saaxiib oo Dhab ah, Maxey Kala Yihiin..

Qof kasta wuxuu Adduunka ku leeyahay Saddex Saaxiib oo Dhab ah, waxeyna kala yihiin:- 1- Mid aad ayuu u jecel. 2- Mi...

April 7, 2016

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Cibro Qaadashana Mudan Iyo Ninkii Wanaagsanaa Ee Dukaanka Lahaa Wuxu La Kulmay.

Waxaa jiray Nin ka mid ahaa Dadkii wan Wanaagsanaa waxa uu lahaa Dukaan, Shaqaalihiisana waxa uu u Dar'daarmi jiray hadd...

April 2, 2016

Qiso: Nin Ka Mid Ahaa Dadka Faafiyo Diinta Kirishtanka Oo Ka Sheekeynayo Wiil Yar Baalashle Ah Dartii Uu ...

Nin ka mid ah Raggii ugu Caansanaa Mad-habta Katholica, oo Faafinjiray Diinta Christianka, si weyna loo yaqaan, Dhalasha...

March 31, 2016

Weligaa Waxyaabaha Ugu Horeeyo Aad Noloshaada Ka Illaalineysid Ka Dhig Xaqdarada, Akhriso Arimahaan Hoose...

Jaabir bin Cabdullaah RC, wuxuu yiri: Nabiga CSW, wuxuu yiri:- Iska jira Xaqdarada, Maalinta Qiyaamo Xaqdaradu waxay noq...

March 31, 2016

Kala Baro Darajooyinka Kala Duwan ee ALLAH Inoogu Diyaariyay Jannatul Fardowso..

Firdowsa Dhexdeeda waxaa ugu Sarreysa Maqaamka la yiraah (Al Wasiilah) oo ah Maqaamka Rasuulka CSW, Qofkii u Barya Allaa...

March 27, 2016

Rag Iyo Dumaroow Akhriso Farqiga U Dhaxeeyo Rabitaanka Nolosheena Dunida Iyo Rabi Siduu Rabo.

RABITAANKEENA & RABI SIDUU RABO. Qofkasta wuxuu ku Taamayaa Inuu Helo Qof Wanaagsan oo uu la Wadaago Nolosha. Wii...

March 23, 2016

Bilaal Gabadhuu Doono Lama Diido, Mid Ka Mid ah Darajooyinka Aduunka Ee La Siiyay Bilaal.

Darajada ilaahay Cidda uu la doono ayaa Hesho, Bilaal wuxuu ahaa Addoon la yaso, oo lagu Shaqeysto, Islaamku wuxuu Gaars...

March 22, 2016

Bal Ila Arag Qisadan Nabiga SCW Ninkii Ugu Horeeyay Uu Dil Ku Xukumay Iyo Markuu Cararay Waxey Sowjadiisi...

Nabiga CSW, Qof uu Dil ku Xukumay waxaa ugu Horeeyay Cikrama Bin Abii Jahal, Haddaba, Cikrama Makka wuu ka Cararay Maada...

March 22, 2016

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Iyo Wuxuu La Kulmay Ninkii Balanta Ku Qaaday Inuu Runta Uun Sheego..!!

Nin ayaa maalin u yimid Rasuulka CSW, waxa uu yiri:- Rasuul Aloow waxaan Sameeyaa Waxyaalo badan oo Xun-xun, hadaba teeb...

March 15, 2016

Ninkii U Yimid Amiirkii Mu’miniinta Cali Bin Abii Daalib Iyo Su’aalihii Cajiibka Ahaa Ee Uu W...

Nin ayaa u yimid Amiirkii Mu'miniita Cali Bin Abii Daalib (Karama Laahu Wajhu), wuxuuna yiri:- waxaan ku Weydiinayaa Afa...

March 13, 2016

Fadli Aadan Ogeyn Oo Aay Leeyihiin Dhowr Aayadood Oo Ka Mid Ah Qur’aanka Kareemka.

FADLIGA QUR'AANKA. Qur'aanku wuxuu leeyahay Fadli aan la soo koobi karin, Balse aan Tilmaamo Fadliga Gaarka ah oo ay ...

March 2, 2016

Saddex Qodob Oo Kuu Turjumayo Sidii Aad Dadka Shartooda Ugu Nabad Gali Laheyd..

SIDEE AYAAN DADKA UGA NABAD GALAA? Imaam Axmed ayaa wuxuu wax Weydiiyay Nin Xikmad Badan, wuxuuna ku yiri:- Sidee baa...

March 2, 2016

Ninkii La Dardaarmay Xaaskiisa, Muxuu Ku Yiri, Mase Qaadatay Dardaarankiisii Dhameystirnaa..?

NIN LA DARDAARMAYA XAASKIISA. Xaaskeygiyey Qof kastaa Gurigiisa ayuu aaday, Mashxaraddi wey Dhamaatay, Guurkeena wuxu...

March 1, 2016

Adduunyo Arrinkeeda Iyo Shan Qoddob Oo Muhiim U Ah Inan Ku Ogaano Xaaladaha Rasmiga Ah..

ADDUUNYO ARRINKEEDA. Cumar Bin Cabdul Casiis ayaa wuxuu Warqad u Qoray Xasan Al- Basri isagoo leh:- ii Kulmi Aduunyad...

March 1, 2016

Aabo Soomaaliyeed Oo wiilkiisa Kala Dardaarmay Wakhtigaan Xannuunka Badan Ee Soo Socda..

WAANO WAALID. Oday ayaa Wiilkiisa wuxuu yiri:- Aabbo iska ilaali intaad Nooshahay Waqti aad u Xun oo imaan doona, max...

February 28, 2016

Toddobo Walxaato oo U Baahan Tahay Naftaada Wanaagna Ku Jiro Inaad Joogteyso..

TODDOBA SHEEY WAXTAR LEH. Todobo Shey Qofka Laazimo (joogteeya) Addunka Wanaag ayuu ku Noolaadaa, hadduu Dhimanaayana...

February 19, 2016

Waannooyin Wax Ku Ool Ah Naftaada Iyo Inta Kugu Xeeranba Anfici Doono..

WAANO WAX KU OOL AH. 1- Ha Baar-baarin wixii tegay maxaa yeelay waxey ku adhaceen Qaddar Eebbe. 2- Ha Canaanan, ha...

February 19, 2016

Xikmado Gaagaaban Oo Cajiib Ah Kana Haray Caaqilkii Weynaa Ee Luqmaan Al-Xakiim..

Caaqilkii weynaa ee Luqmaan Al-Xakiim ayaa wuxuu yiri Xikmadahaan Murtida Xambaarasan ee ah:- 1- Haddii ay Dadku kugu...

February 17, 2016

Qiso Yar Oo Cajiib Ah Maxey La Kulantay Gabadhii La Guursaday ee Lala Dejiyay Sodohdeeda..!!

Gabar ayaa la Guursaday, waxaana lala Dejiyey Sodohdeed, Mufdo ka dib waxey Sodohdeed Noqotay Qof Muran (Buuq) badan, Ga...

February 15, 2016

Weeraha laga Soo Guuriyay Sheikh Shacraawi Iyo Xikmaddo Muhiim Ah Oo Laga Dhaxlay..

XIKMADO AAD U QIIMO BADAN. Weeraha laga Soo Guuriyay Sheikh Shacraawi, waxaa ka mid ahaa:- 1- Haddii Aadan Awoodin...

February 3, 2016

Qiso Cajiib Ah Oo Cibro Qaadasho Mudan (Nin Soddon Sano Qabri Ku Jirey Oo Aan Waxba Iska Bedelin)!

Waddo Laami ah ayaa la Dhisaayey. Waxay ku soo Beegantay Qabuuro Qadiim ah oo Qofkii ugu Dambeeyey Soddon Sano ka hor la...

January 30, 2016

MAXAAD KA TAQAANAAA FADLIGA AY LEEYIHIIN SALAADAHA SUNNOOYINKA.

FADLIGA AY LEEYIHIIN SALAADAHA SUNNOOYINKA. 1- Maxay yihiin Salaadaha Sunnooyinka ah oo la Raaciyo Salaadaha Waajibka...

January 28, 2016

Akhlaaqda Wanaagsan Fadli Intee La’eg Ayey Leedahay, Waase Maxay Dhaqanka Wanaagsan..?!!

AKHLAAQDA WANAAGSAN IYO FADLIGA AY LEEDAHAY. Culimada Islaamku waxey ku Sheegeen, in Akhlaaqda Wanaagsan ay tahay:- ...

January 24, 2016

Shabakada Kobciye.com Waxey Kuu Haaysaa Afar Arimmood Oo Aad Taajir Ku Noqon Kartid..

AFAR QODOB OO AAD TAAJIR KU NOQON KARTID. Dhamaanteena waxeynu rabnaa Liibaanta Aduun iyo tan Aakhiro, Sidaasi dartee...

January 21, 2016

Dhageyso + Akhriso Qiso Dhab Ah Oo Aad Iyo Aad U Xanuun Badan Taasoo Indhahaaga Iyo Qalbigaagaba Dareensi...

Bara’ah waa Gabar 10jir ah, dhameesayna Quraanka, waliba Tajwiid ku Darsatay, Waalidiinteed waxay ahayeen Dhakhaatiir ...

December 2, 2015

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Ninkii Ceelka Ku Dhacay Ee Arzaaqadiisa Ka Dhineyd Koob Caano Ah.

Nin ayaa Ceel ku Dhacay, ka dibna wuu Qeyliyey si uu u helo Dad Caawino oo u soo Gurmado. Haddaba, Dadkii ayaa Maqleen Q...

November 29, 2015

Qaladkaaga Oo Aad Wax Kabaratid, Ka Faaideysiga Wakhtiga Iyo Xikmado Kale Oo Badan Ka Barro Qormadaan..

XIKMAD WAAYO ARAG. 1- QALADAADKA OO AAD WAX KA BARATID:- Qaladaadku ma aha Dhammaadka Nolosha, mana ah dhammaadka raj...

November 28, 2015

Qiso Cajiib Ah Oo Dhex Martay Oday Indhoole, Barasle iyo Bidaarle Ka Faaideyso Oo Ku Cibro Qaado…!!

Abuu Hureyra wuxuu yiri:- waxaan Rasuulka CSW, ka Maqlay isagoo Dhahaayo:- Ilaahey wuxuu Imtixaamay Saddex Nin oo Reer B...

November 28, 2015

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Muxuu La Kulmay Ninkii Guursaday Gabadhii Quruxda Badneyd ‘ALLAH Hadad Ka ...

Nin ayaa wuxuu Guursaday Gabar aad u Qurux badan, iyaduna aad ayey u jeclayd, lakiin Waqtiga Duruufihiisa ayaa ku Qasbay...

November 25, 2015

Ma Danbi Baa Ama Danbi Maahan Haduu Qofku Ku Dhaarto Waxaan ALLAAH Aheyn??!!!

SUURAT AL-CASR. والعصر- ان الانسان لفى خصر- الا الذين أمنوا وعملو الصالح...

November 25, 2015

Toddobo Qodob Oo Ka Wada Turjumayo Xikmado Lagama Maarmaan U Ah Nolosha Aadanaha..

HADALO XIKMADEYSAN. Oday ayaa Caruur uu dhalay, kula Taliyey Hadaladaan Xikmadeysan oo weliba Qiimaha weyn Xambaarsan...

November 20, 2015

‘ILLAAHEEY Ayaan Ka Xishooday’ Qiso Cajiib Ah Oo Mudan In Lagu Cibro Qaato Laguna Camal Fallo...

QISO CAJIIB AH. (Ilaaheey ayaan ka Xishooday). Qisadaan wuxuu Imaamkii weynaa ee Imaam Dahabi uga Sheekeeyey Kitaabk...

November 20, 2015

Qiso Gaaban Oo Mudan In Lagu Cibro Qaato Kana Sheekeyneyso Dadkii Daanyeerka Noqday ‘Subxannallaah&...

Koox Yahuuda ah oo Deganeyd Magaalo Xeeb ku taala oo lagu sheegay iney tahay Eyla, Kooxdaasi oo heysatay Diintii Nabi Mu...

November 18, 2015

Xikmado Gaagaaban oo Aad U Qiimo Badan Iyo Sidaad Ula Dhaqmo Laheyd Dadka Qaarkiis..

XIKMAD AAD U QIIMO BADAN. (Hadalka Dadka Dhegaha ka Fureyso). Beri baa waxaa la yiri waxaa Tartamay Bakeylayaal Fara...

November 17, 2015

Intee Ayey La Egyihiin Shuruudaha Lagu Aqbalo Cibaadada Aay La Imaadaa Adoomada Illaahey..?

Shuruudaha laguAqbalo Cibaadada Eebe waxaa ka mid ah:- A- IIMAANKA:- Inuu qofku Rumeeyo Ilaahey, ogaadana in Alle oo ...

November 15, 2015

Sida Salaada Loo Dukado, Wax Badan Oo Muhiim U Ah Naftaada Kaga Baro Halkaan.

La Imaanshaha Niyadda Adiga oo Qaabilsan Qiblada ayaad Niyeesaneysaa in aad u Qaabishay Allaah dartiis oo keliya, Bilow ...

November 12, 2015

Weli Ma Isweeydiisay In Derriskaagu Uu Kugu Leeyahay Xaq Intaan La Eg Ama Waad Is Iloowsiisay..

Nin ayaa Guri Dhistay aad u Balaaran oo Qurux badan, muddo yar ka dib ayaa Noloshii Gurigaas uu u Adkaysan kari waayey, ...

November 5, 2015

Qiso Dhab Ah Oo Ka Sugnaatay Rassuulka SCW Iyo Ninkii Naarta Ku Galay Hadal Uu Ku Yiri Walaalkiis.

Muslim ayaa ka Weriyay Jundub inuu Nabiga CSW, ka Sheekeeyay Nin yiri:- (Wallaahi in aan Alle kuu Dembi Dhaafayn Hebel, ...

November 2, 2015

Qiso Cajiib Ah In Badana Kugu Filan Cibro Qaadasho Taasoo Ka Sugnaatay Rasuulka SCW

Xaakim ayaa ka weriyay Abuu Muusaa inuu yiri:- Rasuulka CSW, ayaa ku soo Degay Nin Reer Miyi ah, markaas ayuu si diiran ...

October 31, 2015

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Markaad Akhrisato Kadib Is Weeydii Muhiimada Aay Kuu Xambaarsan Tahay.

Macalimad Dugsi Sare wax ka Dhigta ayaa Asxaabteeda ay wada Shaqeeyaan waxey Weydiiyeen Sababta ay u Guursan weyday. ...

October 30, 2015

Ma Ogtahay Akhristoow Arrintaan Aadan Ogeyn Iney Ku Anfici Doonto Wakhti Aan Dhamaad Laheyn, Waa Arintee?...

Dhab ahaan waa Arin Run ah Salaada ayaa ka Kheyr badan wax walbo oo ay Naftu Jeclaato, Naftu waxey jeclaata Hawo iyo Cis...

October 30, 2015

Toddobadaan Sheey Hadaad Sameyso Waxaad Heleysaa In Malaa’ikta ALLAAH Aay Kuu Duceeyaan..

Toddobadaan Ficil Qofkii Sameeya Malaa'igtu ay u Duceyso, waxey kala yihiin:- 1- Sugidda Salaada lagu Sugo Salaada ka...

October 26, 2015

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Iyo Wixii Aay Sameysay Marwadii Caqliga Badneyd, ‘Wallee Garaadka Waa Laka...

Nin Qoraa ahaa ayaa isaga oo Fadhiya Qolka uu had iyo jeer wax ku Qorto Gurigiisa Warqad iyo Qalin soo qaatay ayaa wuxuu...

October 26, 2015

Xusuusnoow Inaadan Marnaba Xaqirin Uunka ALLE Adigoo Kaashanayo Shantaan Qodob Ee aan Laga Leexan Karin.

Walaal ha Xaqirin Ruux ka mid ah Uunka Alle, waxaa laga yaabaa inuu yahay Dadka midka ugu Fadliga Badan Eebe Weyne Agtii...

October 25, 2015

Jaceylku Ma Isa Siin Baa Mise Waa Himilo Iyo Qalbiga Iisho?, Waa Kee Jaceylka Dhabta Ah?.

JACEYLKA DHABTA AH WAA KEE ? Dadku waxay yiraahdeen: Jacaylka Waa isasiin, ee ma aha Himilo iyo inuu Qalbiga oo iisho...

October 21, 2015