JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

Bil Sonkor La’aan Ahi Waxa Ay Wanaajinaysaa Caafimaadka Jidhka Iyo Maskaxda, Waxa Aanay Dhimaysaa M...

Wargeys ka soo baxa dalka Jarmalka oo lagu magacaabo STERN ayaa baahiyey warbixin uu ka diyaariyey natiijada tijaabo uu ...

January 19, 2017

Wax Badan Ka Baro Xaaladda Niyad Jabka Iyo Siyaabaha Loo Wajaho Marka Aad Diiqadeysan Tahay..

Niyad jabku waa xaalad caafimaad oo ubaahan in il-gooniya lagu eego, waxaa la aaminsanyahay inuu yahay xanuun lala tacaa...

January 16, 2017

Cuntooyin Laga Helo Dalka Oo U Fiican Caafimaadka Timaha, Kana Caawiya Koritaanka Iyo In Aanay Daadan

Sida caadiga ah khubarada caafimaadku waxa ay caddeeyeen in nafaqada cuntada qaarkeed iyo wareegga dhiigga oo si sax ah ...

January 15, 2017

Weli Ma Maqashay In Cabista Biyaha Badan In Aay Jirka U Kordhiyaan Arimahani..

Jidhka  qofka dhalinyarada ah ayay 70% biyo yihiin, halka dadka waaweyna ay 50% biyo yihiin, iyadoo caruurta yaryarna u...

January 11, 2017

Sababta Kaneecadu Dadka Qaar U Qaniinto Kuwana Aanay U Arkin Iyo Habka Aad Isaga Ilaalin Karto Qaniinyade...

Dad badan ayaa aaminsan in xasharaadku uu ilayska ka kala ordo oo haddii ay madow noqoto uu qofka cuno, oo tusaale ahaan...

January 11, 2017

Wax Badan Ka Barro Sida Loola Dagaalamo Finanka Wejigaaga Foolxumeeyay..

finanka waxaay dhaawici karaan kalsoonideena. Oo ma ahan mid khuseysa bilic sanaan teena oo kaliya, waxay calaamad u no...

January 10, 2017

CAJIIB Ma Ogtahay Gogosha Aad Ku Seexato Habeenkii In Lagu Dul Noolyahay, Yaa Ku Nool??!!

Habeen kasta marka  aad seexato waxa jira nooleyaal kula seexda furaashkaaga. Noolahan waxa  keliya ee lagu arkaa waa ...

January 10, 2017

Jilciso Dabiici Ah Oo Tintaada Ka Dhigeyso Mid Dhaldhalaal Iyo Qurux Badan..

Qormadaan waxaan kusoo gudbinaynaa jilciso dabiici ah oo looga maarmi karo daawooyinka kiimikada ah ee loo adeegsado in ...

January 8, 2017

HALIS:- Waxyaalaha Dhegaha Lagu Nadiifiyo Oo Laga Soo Saaray Digniin…

Khubaro dhanka caafimaadka dhegaha ah ayaa daraasado ay in dhoweyd wadeen waxay ugu dambayn kazoo saareen natiijo hor dh...

January 5, 2017

Wax Badan Ka Ogoow Xanuunno laga Qaado Raashinka Kulul!

Raashinka iyo sharaabka kulul ayaa unugyada jidhka u sahla inuu kansarku ku dhaco gaar ahaan hab dhiska dheefshiidka. ...

January 2, 2017

In Badan Ka Barro 4 Qaab Oo Aad Iskaga Yareyn Karto Baruurta Caloosha…

Haddii aad ka mid tahay dadka miisaanka jirkoodu dhibta ku hayo jecelna in uu dhimo culayska saaran waxa la gudboon in a...

January 1, 2017

Waa Maxay Wallac Maxaase Loo Cuni Karaa? Arrimo Badan Oo Dumarka Qaas U Ah..

Wallacu waa astaan muhiim ah oo lagu garto marka haweeneydu ay uur qaado. Wallaca waxaa lagu gartaa matag iyo lalabo. ...

December 31, 2016

Toddoba Shay Oo Ay Fiican Tahay In Aad Samayso Maalin Kasta 7 Subaxnimo Ka Hor…

Qormadan uu Kobciye.com kuusoo bandhigayo, waxa aad ka baran doontaa toddoba qodob oo qofka ku dhaqma maalin kasta arroo...

December 29, 2016

Wax Ka Baro Kalluunka Qasacadaha Ku Jira Iyo Qaabka Loo Sameeyo…

Waxaanu halkan idinkula wadaagi doonaa saddex qaybood oo muhiim ah kuwaas oo kala ah: 1- Kalluunka qasacadaha ku jiro...

December 28, 2016

Wax Ka Barro Cunitaanka Kalluunka Iyo Wanaaggiisa Caafimaadka Ee Jidhka Aadamaha..

Cunitaanka kalluunka todobaadkii laba jeer waxay ka caawisaa qofka ama bani’aadamkaba ilaalinta caafimaadka wadnaha, d...

December 28, 2016

Uurku Waxa Uu Isbeddel Ku Keenaa Hannaanka Shaqo Ee Maskaxda Hooyada Iyo Awooddeed La Dhaqanka Bulshada..

Cilmibaadhis cusub ayaa daahfurtay in uurku uu hooyada ku keeno isbeddello muhiim ah oo dhinaca maskaxda ah, taas oo raa...

December 28, 2016

Ragga Iyo Dumarka Keebaa Dhaqtarnimada Ku Wanaagsan, Jawaabta Cilmi Baaristayaasha..

Cilmibadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in heerka dhimashada bukaanka cisbitaallada yaalla ee...

December 28, 2016

Maxaa Sababa Dildilaaca Jirka, Daawose Ma Leeyahay…

  Sababaha Keena Dildilaaca jirka Iyo waxyaabaha Lagu Daaween Karo Halkaan Hoose Kadaawo.    ...

December 25, 2016

Dawooyin Dabiici Ah Oo Aad Kaga Hortagi Kartid Hergabka Kugu Soo Laalaabtay..

Hergabka waxaa sababo fayras calaamadaha lagu gartana waxaa ka mid ah qandho, qufac, cune xanuun, qarqaryo, iyo cabur iy...

December 23, 2016

In Badan Ka Ogoow Khudaarta Xoojiso Xasuusta Iyo Caqliga Bini’aadamka..

Khabiirad u dhalatay wadanka Ingiriiska ayaa soo bandhigtay khudaar iyo waxyaalo kale oo ay sheegtay inay xoojiyaan xusu...

December 23, 2016

Wax Badan Ka Barro Xanuunada ka Dhasha Quraac la’aanta Iyo Sida Looga Hortago..

Daraasada cilmi baadhis ah oo  ay soo saartay Harvard School of Public Health (HSPH) ayaa cadaysay in quraacada subaxii...

December 23, 2016

VIDEO:- Qeybo Kamid ah Khudaarta Oo Yareeyo Cudurka Macaanka Ah….

Khudaartan oo aan idin soo bandhigi doono ayaa waxa ay yihiin kuwa aad iyo aad u yareeya sokorkta, Waxayna  uroonyihi...

December 19, 2016

Wax Badan ka barro 5 waxyaabood oo ragga u horseeda caafimaad darro!

1:- Maydhashada biyaha kulul waxa la ogaaday in raggu uga badan yihiin ku maydhashada biyaha kulul ama diiran. Biyaha ku...

December 19, 2016

Qofka Hurda Ee Habeenkii Isku Dhareero Ma Cudur Baa Mise Waa Caafimaad, Maxaase Keeno Dhareerkaas..?

Sida aynu marar badan aragno waxaa dhacda in dadka qaar marka ay seexdaan uu dhareer badani ka yimaaddo afkooda inta ay ...

December 18, 2016

MUUQAAL:- Afokaadhada Iyo Waxtarka Caafimaad Ee U Leedahay Jirka Aadanaha..

Maanta waxaa miiska inoo saaran (AVOCADO) ama AFOKAADHOQudarta  ama furuutka qaar wadankena kama baxaan marka waxaan ug...

December 18, 2016

DAAWO MUUQAALKA:- Cudurka Kansarka Oo Lagu Daweyn Karro Canuuniga Iyo Cuduro Kale Oo Badan..

waxaa laga yaabaa in Dad badan  inaan aqoon u laheen Geedka wax tarkiisa aadka loo aamaanay  oo aan maanta ka hadli do...

December 17, 2016

Daawo: Baamiyaha Muxu Faaido U Leeyahay Qofka ?

Bamiyaha waa Qudaarta aadka ugu badan Africa waxaana loo isticmaalaa Qaabab badan Dadka qaar way karsadaan qaarna asa...

December 15, 2016

Khubarro Maraykan ah oo ku Taliyey in Caruurta Loo Ilaaliyo Ilkahooda Caruurnimo

Khubarro u dhalatay dalkaasi Maraykanka ayaa daraasad ay soo saareen ku sheegay in caruurta oo loo ilaaliyo ilkahooda ca...

December 15, 2016

Noocyadda Caado Wareerka Dumarka Iyo Waxyaabaha Keeno, Iyo sida Looga Hortagi Karo..

Caado wareerku waa cillad dumar badan lasoo gudboonaata. waa is badal ku dhaca hab-socodka dabiiciga ah ee caadada, waxa...

December 15, 2016

Dawo Adoo Gurigaaga Joogo Kaa Caawineyso Inaad Ka Takhulusto Miisaanka Iyo Hergabka.

Shabakadda wararka Ruushka ee Russia today oo soo xiganaysa majalad caafimaad ayaa dhowaan baahisay warbixin sheegaysa i...

December 15, 2016

Pringles Ayaa La Caddeeyey In Aanay Ahayn Baradho, Sidii La’ Moodayey, Balse Ay Tahay Waxyaabo Kale..

Baradhada qasacadaysan ee Pringles oo dunida oo dhan caan ka ah ayaa muddo dheer oo loo cunaayey baradho ahaan kadib la ...

December 14, 2016

Biyaha Badan Ee Maalin Walbo Aad Cabtaa Iyo Waxyaabaha Aay U Qaban Karaan Jirka Iyo Maskaxdaba..

Maskaxda ayaa lagu qiyaasay in 80%  ay ka kooban tahay biyo, sidaas darteedna haddii qofku uu isticmaalo cabist biyaha ...

December 12, 2016

Hooyada Dhalmada Bilowda 25 Jirka Kadib Ayaa Ka Caafimaad Fiican Hooyada Da’ Taa Ka Yar Ku Curata + Sab...

Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa daahfurtay in gabadha oo dhasha da’deeda 25 jirkakadib, ay ko...

December 11, 2016

Ma Maqashay Cayayaano Aynu Maalin Kasta Cunno Ama Dheecaankiisa Isku Qurxino Innaga Oo Aan Ogeyn?

Waxa aynu maalin kasta si aan ku talogal ahayn u cunnaa ama dheecaanno iyo maaddooyin laga soo dheegtay isugu qurxinaa n...

December 11, 2016

Malab Iyo Toon Aad Subaxda Hore Quraacda Ka Hor Cuntaa Waxa Ay Leedahay Faa’ido Caafimaad Oo Aan La Koo...

Filimada cabsida iyo argagaxa ah (Khaakh) qaarkood waxa aad ku arkaysaa iyada toonta lagu sheegayo in ay jebiso lagaga a...

December 9, 2016

Khatarta Caafimaad Ee Cuntada Lagu Kariyo Bacda Alamuuniyaamta Ah Ama Weel Ka Samaysan Maadaddan..

Saynisyahanno ku xeeldheer caafimaadka, cuntada iyo caafimaadka guud ee bulshada ayaa soo saaray digiin adag oo ay kaga ...

December 4, 2016

Kala Barro Cuntooyinka Sida Weyn U Kobciya Xasuusta Iyo Garaadka Qofka..

Sida caadada ah cuntada qofka aadamaha ahi qaataa waxa ay saamayn ku leeyihiin caafimaadka qofka, tusaale ahaan cuntadoo...

November 30, 2016

Ma doonaysaa inaad maqaarkaaga iyo wajigaagu qurux badnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax chemic...

Ma doonaysaa inaad maqaarkaaga iyo wajigaagu qurux badnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax chemicals ah, balse i...

November 30, 2016

Halis Caafimaad Maka Dhalan Kartaa Inaad Ku Seexat Habeen Walbo Nalka Oo Shidan..

Wargeyska Current  Biology  ayaa soo bandhigay daraasad cusub oo dhowaan ay sameeyeen aqoonyahano Holand u dhashay, ku...

November 28, 2016

Cuntooyinka La Dagaalamo Dufanka jirka Iyo Cuntooyinka Sida Tooska Ahi Cayilka Leyskaga Rido..

Dufanka cuntooyinka inta badan ku jira, gaar ahaan hilibka xoolaha ayaa marka uu jidhka ku ururo waxa uu keenaa khataro ...

November 28, 2016

Wax Badan Ka Barro Noocyo Cuntada Ka Mid Ah Oo Ragga U Fiican…

In kasta oo si guud cuntooyinka waxtarka caafimaad leh ay u siman yihiin ragga iyo dumarku, haddana sida ay marar kala d...

November 24, 2016

Maxaad Ka Taqaanaa 14 Cunto Oo Maskaxda Ka Dhiga Mid Si Wanaagsan U Shaqaynaysa?

Khubaro dhanka Nafaqada ah ayaa daraasad ay in dhoweyd wadeen markii ugu horeysay soo bandhigay natiijadii kazoo baxday,...

November 21, 2016

Ma Rumoobi Doontaa Riyada Saynisyahanno Badan Qabaan Ee Ah In Ilkuhu Mar Labaad Soo Bixi Karaan

Rajo cusub ayaa u soo hoyatay dadka ilko la’aantu ciishay, kadib markii cilmibaadhis cusubi ay daahfurtay in dhowaan l...

November 16, 2016

Calaamado Kuu Caddaynaya In Qulub iyo Xaalado Nafsi Ahi Qofka Soo Gaadheen Iyo Habab Uu Isaga Dabiibi Kar...

Cilmibaadhis cusub ayaa daaha ka rogtay in sakatiga, warwarka ama qulubku ay qofka da’da caadiga ah gaadha noloshiisa ...

November 15, 2016

USB Sheegaaya Heerka Fayruska HIV Ee Dhiiga, Horumarka Teknoolijiyada Maanta..

Hormarka laga sameeynayo dhanka teknolojiyada ayaa waxay waayahaan dambe sii sahleysaa shaqada caafimaadka. USB la soo s...

November 14, 2016

Maxaa Keeno Marxalada Daalka Sida Joogtada Ah Aad U Dareentid, Xaaladda Daalka Joogtada Ah

Xaaladda daalka joogtada ah waa mid cuuryaamineysa nolol maalmeedka qofka waxaana lagu tilmaamaa mid wadata daal aad u d...

November 14, 2016

Si Aad Caafimaadka Qoyskaaga U Daryeesho Sameey Arimahan Xilliga Aad Cunteyneysid..

Cilmibaadhis dhowaan lagu sameeyey dalka Maraykanka ayaa iftiimisay in qoysaska cuntooyinkooda muhiimka ah (Qadada, Cash...

November 14, 2016

Cunista Kalluunka Oo La Ogaaday Inay Dawo Ka Tahay Niyad-xumida Iyo Cudurka Nafsiga Ah

Lafogur iyo dib u eegis lagu sameeyey 26 cilmibaadhisood oo hore loogu sameeyey in ka badan 150 kun oo ruux ayaa lagu og...

October 26, 2016

Muruqa Ugu Adag Jidhka Aadamiga Halkee ayuu Ku Jiraa, Isku Day Inaad Sheegtid..

Dad badan ayaa aaminsan in muruqa ugu adag ee jidhka banii’adamka ku jira uu yahay muruqa lugta laakiin culimada ayaa ...

October 19, 2016

Wiil 23 Jir Ah Oo Ka Sheekeeyey Hab Dabiici Ah Oo Uu Iskaga Daweeyey Findoob Uu Muddo La Dhibaataysnaa

“Waxa aan joojiyey dhammaan cuntooyinka caanaha laga sameeyo / laga soo dheegto, waxa aan cunay khudrad aad u badan, w...

October 18, 2016