JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb
Join My Facebook Page

AKHRIS IYO DHAGEYSI QURAANKA

Sirta Nolosha

Arimaha Diinta

Caafimaadka

Sifooyinka Haweenka Fiican Iyo Qiso Gaaban Oo Dhex Martay Cumar Binu Khadaab Iyo Gabadh Maskiin Aheyd..

waxaa la waydiiyey nin caqli badan ka waran haweenka yaa ugu fiican wuxuu yidhi: waa sidii isaga ay la ahayde wuxuu yiri...

January 26, 2016

Ceebta Jirkaaga Waxaa Asturi Karo ……… Ceebta Caqligaagana Waxa Uu Ka Shifmaaa Marka Ugu...

Indhoole xikmad badnaa ayaa habeen nin u yimi wuxuuna arkay ninkan indhoolaha ah oo faynuus u baxayo dabeed waxaa uu ...

January 21, 2016

Sidee Ku Waa Bariisatay? Wuxuu yidhi ‘Waxaan Ku Waabariistay Iyadoo Sideed Aay Iga Rabto Sideed!

Iimaam Shaafici AHN baa la waydiiyey : Sidee ku waa bariisatay? wuxuu yidhi: waxaan ku waabariistay iyadoo 8 ay iga rabt...

January 21, 2016

Sifaadka Rasmiga Ah ee Lagu Garto Marwada Saalixada Ah ee Qoyskeda La Jeceyl Wanaaga..

Nin xikmad badan ayaa la waydiiyey haweenka wuxuu ku jawaabay : haweenayda fiicani waa ta leh 20ka sifo Illaahay ayay r...

January 5, 2016

Ka Fogoow Inaad Sameyso Soddonkaan Khalad Inta Lagu Gudo Jiro Bisha Barakeysan Ee Ramadaanka..!!

Had iyo goor waxaynu samaynaa khaladaad inaga dhaca waqtiga Ramadaanta inagoo laga yaabo in aynu qaarkood u fahansanahay...

December 30, 2015

Qiso Aad Iyo Aad Cajiib U ah Kuna Saabsan Tarbiyenta Carruurta ‘Wiilkii Arkay Liintii Quraarada Ku ...

Inan yar oo cimrigiisu yahay 9 sano ayaa maalin maalmaha ka mid ah aabihii wuxuu tusay quraarad yar oo ay ku dhex jirto ...

December 29, 2015

Qiso Gaaban Wixii Dhex Maray Gabadhii Xanaaqa Badneyd Iyo Wiilkii Deeqsiga Ahaa..

Gabadh ayaa waxay ka dhoofasay madaarka markaas ayay intay diyaarada sugasay! waxay soo iibsatay buug iyo xidhmo buskud ...

December 28, 2015

Aduun Kaa Yaraaday Iimaan ku Kab ‘Qiso Cajiib Ah Cibro Qaadashana Mudan’..

Wuxuu ahaa miskiin degan magaalada barakaysan ee la yidhaaho Makka ma haysan dhar iyo dhuuni markii naftii qabatay isaga...

December 28, 2015

Abaalkiis Muxuu Noqonayaa Qofkii Ku Dheel Dheela Ama Ku Jees Jeesa Xadiiska Rasuulkeena scw.

Nin ayaa wuxuu ahaa nin aad ugu ciyaara ma ku jeesjeesa axaadiista Rasuuulkeena Scw maalin ayaa lagu yidhi: Rasuulku wux...

September 5, 2015

Qiso Cajiib Ah Hal salaad ma tukan Jannada ayaanu galay! Wuxuuna Hantiyay Xuurul Ciin Jannaad..

Hal salaad ma tukan Jannada ayaanu galay! Wuxuu ahaa nin xabashi ah oo nin yahuudi ah adhiga  u raaca maalintii uu d...

August 28, 2015

Q1aad Ka Faa’ideyso Arrimo Badan Oo Ku Saabsan Xaqiiqada Geerida Qalinkii Hussein Jama Guudcade...

Geeridu xaq weeyee haduu Ruux ku go’ meel. Gacalkiyo xigaaluhu intay gebagebeeyaan . Marka ay gadoomaan , wuxuu ...

August 20, 2015

Sadax I Cajabiyay Illaa Aay Iga Qosliyaan Iyo Sadax I Murugo Geliyay Illaa Aay Iga Oohiyeen..!!!

Qof waliba wuxuu dareemayaa inaanu aduunyada ku sii noolaan doonin ,haba dheeraado cimrigiisu waase lagama maarmaan maal...

August 17, 2015

Wax Badan Oo Aadan Horay U Ogeyn Hadda Ka Ogoow Qur’aanka Iyo Mucjisooyinkiisa Cajiibka Ah.

Quraanku waa mucjizo waaraysa ilaa maalinta qiyaame waana xikmad iyo waano sharci iyo hanuun iimaan iyo khayr qofkii qu...

August 17, 2015

Qiso Gaaban Cajiib Ah Mudana Cibro Qaadasho Kuna Saabsan Wixii Kala Qabsaday Geeri Kediso Ah Iyo Boqorkii...

Geeri kediso ah & Boqor  (qiso)! Alle wuxuu yidhi SWT:  “akhyaarta Illaahay rumaysaay  yaanu idinka mashq...

August 15, 2015

Allayehe Waxaad Daalisay Malaa’igta ! Qiso dhab ah Oo Aad Iyo Aad U Xiiso Badan Qalinkii Hussein Jama G...

Nin ayaa xajjiyay markii uu doonay inu kabcada ka baxo ayuu istaagay albaabka kabcada markaasuu ku ducaysatay: mahad baa...

August 8, 2015

Qeybtii Koowaad Waa Maxay Axkaamta Iyo Eedaabta Bisha Ramadaan Lagaaga Baahan Yahay Inaad La Timaado.

1: Waa maxay Soom macneheedu? Sida aynu ka wada dheregsanahay waxaa inagu soo fool leh bishii barakada badnayd ee Ram...

June 21, 2015

Wax badan Oo Aadan Ka Ogeyn Ramadaanka Hadaba Sii Ogoow, Ramadaan Sidee u Qaabilnaa Una Soo Dhawaynaa?

Ramadaaneey soo dhawow , Bil aan u xiisnaay soo dhawow, Bil fadli badaneey soo dhawow , bishi Quraankaay soo dhawow, Bis...

June 15, 2015

Cajaa’ibta Waayahaan Adduunka ka Taagan Waa Mid Saameyn Ku Reebeyso Nafsadada, Bal Arag Umadaan Is ...

Iyadoon doorasho lala gelin iyadoon la mucaaradin iyadoo cidi waxba u sheegin ayay is wada casileen oo kuraastoodii bane...

May 24, 2015

Qiso Gaaban Oo Ku Tuseyso Wanaaga Deeqsinimadu Leedahay,- Deeqsinimada ayaa loo beretamay yaase u dheeree...

Xaatim Ad-daa'i ayaa la waydiiyey cid kaa deeqsisan weligaa ma aragtay ? haa buu yidhi: waxaan arkay wiil agoon ah oo re...

May 8, 2015

Qiso Cajiib Ah Oo Markaad Akhriso Qalbigaaga Dareemi Doono Waxyaabaha Ka dhiman ‘Ya ALLAAH Khaatuma...

sheekhani wuxu dhahay waxan tukaday salaadii casar dabeeto waxan ku yara tiirsaday tiirka masaajidka si aan iskaga tasbi...

April 21, 2015

Dardaaran Cajiib Ah: Ha niyad jabin weligaa dedaal (Qisadii Cadaa ibu abii Rabaax)

waa qiso yaab badan taabicigii la odhan jiray Cadaa ibnu abii Rabaax Illaah ha u raxmadee wuxuu ahaa shakhsi sifooyin le...

April 20, 2015

Qiso Gaaban Oo Aad iyo aad Cajiib U ah Dhaqanada wacan iyo dabeecadaha wanaagsan ku qor Buugaaga Xasuusta...

Qaadigii la odhan jiray Muuse ibnu Isxaaq oo kala xukumi jiray Rayi iyo Ahwaaz qabiilooyinkii la odhan jiray qarnigii 3a...

February 22, 2015

Qiso yaab badan oo Cajaa’ibteeda Xambaarsan Taaso Ruxday boqolaal kun oo ku nool Wadanka Austaralia...

Illaahay ayaa awood badan, waxaa ka dhacday magaalada la yidhaaho Sydney caasimada Austaralia arin aad uga fajiciyey dad...

February 21, 2015

Q4aad Hadii Aad Dooneysid Inaad Ku Noolaato Nolol Sare Isku Day Inaad Noloshaada Ku Maamusho Xikmadahaan ...

Qeybtii Sadaxaad Xikmado muhiim ah oo ku saabsan sida loo hago nafta bini'aadamka ama naftaada. 61. Dadka dad kale ka...

February 20, 2015

Q3xaad Hadii Aad Dooneysid Inaad Ku Noolaato Nolol Sare Isku Day Inaad Noloshaada Ku Maamusho Xikmadahaan...

Qeybtii Sadaxaad Xikmado muhiim ah oo ku saabsan sida loo hago nafta bini'aadamka ama naftaada. 41. Haduu caqligu kaa...

February 17, 2015

Hadii Aad Dooneysid Inaad Ku Noolaato Nolol Sare Isku Day Inaad Noloshaada Ku Maamusho Xikmadahaan Kobciy...

Qeybtii Koowaad Xikmado muhiim ah oo ku saabsan sida loo hago nafta bini'aadamka ama naftaada 1. Ha odhan waan daalan...

February 5, 2015

Qiso Aad Iyo Aad Kaaga Yaabin Doonto ‘Sanam dumin umaad socotide waxaad u socotaa soor doon’....

Wuxuu yidhi Iimaamuu Xassan albasri Alle ha u naxariistee: waxaa jiray Geed ay dadku caabudaan Illaahay sokodii oo caan ...

January 24, 2015

Qeybtii Labaad 130 Dariiqo Oo Carruurta Lagu Barbaariyo Si Aay Ugu Koraan Diin Iyo Kalgaceyl Buuxo..

Isku day inaad carruurtaada kula dhaqanto qodobadaan lagama maarmaanka ah ee ku xusan dhanka hoose 21. Markasta oo il...

January 12, 2015

Qeybtii Koowaad 130 Dariiqo Oo Carruurta Lagu Barbaariyo Si Aay Ugu Koraan Diin Iyo Kalgaceyl Buuxo..

Isku day inaad carruurtaada kula dhaqanto qodobadaan lagama maarmaanka ah ee ku xusan dhanka hoose 1. Ilmahaaga bar t...

January 10, 2015

Dhagoole Toddobo Jir ah oo Aabihii Sababtiisa Ku Toobad Keenay! (Qiso cajab badan Mudana Cibro Qaadasho)....

Qisadan hadaanu ka warami lahayn ninkii ay ku dhacday maynaan rumaysaneen, wuxuu yidhi: waxaan ahaa 37 jir xaas iyo car...

January 9, 2015

Qiso Cajiib Ah Mudana Cibro Qaadasho Abaal Marinta Uu ALLE Ka Hello Qofka Iska Illaaliyo Xaaraanta..!!

Sheekh Ali Dandaawi wuxuu yidhi: Dimishiq waxaa ku yaalay masjid aad u wayn oo magiciisa la yidhaaho Jaamicu towbah, ...

January 4, 2015

Qiso Dhab Ah Oo Cajaa’ibteeda Xambaarsan ‘Goormaad dadka Adoomo ka dhigateen?’..!!

Omar bin khadaab oo dhex fadhiya Saxaabadii iyo Muslmiiintii kale ee uu maamulayey, waxaa isla soo taagay nin ka yimi Ma...

December 13, 2014

Qiso Gaaban Oo cajaa’ibteeda Xambaarsan Mudana Cibro Qaadasho ‘Ducada Hooyadu Waa Shay Cajiib...

Wuxuu la deganaa hooyadii keligii ayaanay dhashay, waxay ku noolaayeen guri noloshiisu dhexdhexaad tahay , wuxuu caado k...

December 12, 2014

Qiso Aad Iyo Aad U Xanuun Badan Mudana Cibro Qaadasho Caasi Waalid Toobad Keen Ah..!!

Waxaan ahaa agoon aabihii dhintay isagoo yar , I soo korisay hooyaday oo igu tacabtay , si wayn ayay ugu dedaashay wax b...

December 5, 2014

Su’aashii Siciid Ibnu Musayib Iyo Jinkii Muslimka Ahaa Ee U Jawaabay ‘Naf Walbo Dhimashey Dha...

Siciid Ibnu musayib wuxuu ahaa caalim aqoon badan oo taabici ah wuxuu joogay masaajidka nebigeena scw markaasuu dadkii k...

December 3, 2014

Abaalkiis Muxuu Noqonayaa Qofkii Ku Dheel Dheela Ama Ku Jees Jeesa Xadiiska Rasuulkeena scw.

Nin ayaa wuxuu ahaa nin aad ugu ciyaara ma ku jeesjeesa axaadiista Rasuuulkeena Scw maalin ayaa lagu yidhi: Rasuulku wux...

December 3, 2014

Toban Iyo Toddobbo Qodob Oo Qalbigaaga Nuur Ku Furayo Waa Hadii Aad Caadeysato..

Diintu Waa Nasteexo Mahad oo dhan illaahay ayaa ay u sugnaatay swt.nabad gelyo iyo naxariisina Rasuulkeena korkiisa h...

November 4, 2014

Toban Iyo Sagaal Walxaato oo hada dunida laga isticmaalo baro dadkii ugu horeeyay ee sameeyay..!!

1- Ninkii ugu horeeyey ee suneeyey in uu sii tukado laba rakcadood ka hor intaan la dilin kumuu ahaa?wuxuu ahaa Khubayb ...

October 25, 2014

Korodhso aqoontaada Quraanka kariimka ah Iyo Qormada Maalinta Jimcada.

Korodhso aqoontaada Quraanka kariimka ah. -ma ogtahay inuu yahay ninkii ugu horeeyey ee Quraanka kor u akhriyey inuu ...

September 19, 2014

Akhriso Qiso Cajiib Ah Wiil U Tagay Sheekh U Daawooyinkii Loo Qoray “Salaadaa Cabatay”..

Laga yaabee in aad la yaabto cinwaanka qoraalkayga, sababta oo ah, waxa qofku is waydiin karaa sida ay u caban kartaa sa...

September 9, 2014

Qiso Cajiib Ah In Badana Kaa Yaabin Doonto Kuna Saabsan Is Cajabinta Ama Qofka Isla Weyn..!!!

Is Cajabin (qiso dhab ah) Waa shirkad aad u balaadhan oo ay ka shaqeenayaan dad aad u fara badani qofba meel buu ku m...

August 7, 2014

Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Cibro Qaadashana Mudan “Keebaan Adeecaa Adiga Mise Asaga” Dhacdo Dha...

Kiinee Adeecaa adiga mise Isaga? Qiso dhab ah. Waa goor ardaydu ay soo galeen fasalada oo qof waliba ku mashquulsan y...

August 4, 2014

Kasoo Carrara Naarta Qormo Cajiib Ah In Badana Ku Xasuusin Doonto Kuleylka Naarta Iyo Cadaabka Danbeeyo..

Ka soo carara Naarta! Q1aad Hadii uu kuu dhawaaqo labadaada waalid midkood ama labadooduba oo ku yidhaahaan : ka soo ...

August 3, 2014

Yaan U Tahniyadeynaa Oo Ramadaanka Laga Aqbalay Yaase U Tacsiyadeynaa Oo Laga Aqbalin “Ciidu Waa Fa...

Ciidu waa farxad & Abaal marin!! Dhamaanteen waxaan ka murugay sanahay sagootinta Ramadaan garan mayno inaan sana...

July 27, 2014

Xasuuqa Falastiin Waxaa Ka Iri 3 Qodob Oo Ku Kala Socdo Muslimiinta, Carabta, Iyo Umada Falastiin..!!

Xasuuqa  Falastiin Sadex baan ka idhi? Xasuuqa falstiin waxaan ka odhan lahaa 3 qodob oo mudan inaan ku baraarugsana...

July 26, 2014

Afar Arin Ayay Dadku Igu Waafaqeen Hadana Weey Igu Khilaafeen (Akhriso Xikmadaan cajiibaka Ah).

4 arin ayay  dadku igu waafaqeen wayna igu khilaafeen (Xikmad cajiiba) Ibraahiim ibnu shaqiiq ayaa yidhi : dadku wax...

July 25, 2014

Qeybtii Koowaad Diinta Iyo Nolosha Bini Aadamka “Maxaad Ku Aqoonsan Kartaa Qofka TAqiga Ah”.....

Diintaa iyo nolosha !  (1aad) Maxaad ku garan qofka taqiga ah? Waxaa la yidhi qofka taqiga ah ee Alle ka cabsiga ...

July 23, 2014

Sadax I Cajabiyay Illaa Aay Iga Qosliyaan Iyo Sadax I Murugo Geliyay Illaa Aay Iga Oohiyeen..!!!

Qof waliba wuxuu dareemayaa inaanu aduunyada ku sii noolaan doonin ,haba dheeraado cimrigiisu waase lagama maarmaan maal...

July 23, 2014

Akhriso Mucjisooyinka Uu Wato Safarkaan Cajiibka Ah Ee Aan Soo Noqodka Laheyn.. “Cajaa’ib Adu...

Bal akhriso safarkaan cajiibka ah iyo arimaha la xidhiidho ee lagaaga baahan yahay, waana safar lama huraan ah Warqad...

July 23, 2014

Liibaanta Aduunka Iyo Aakhirada Waxey Ku Jirtaa Shan Sifo Adiguna IS Weeydii Sifooyinkaasi Ma Leedahay??!...

Waxaa jiro shan sifo oo ka mid ah liibaanta shaqsiga hadaba akhristaha kobciyemedia.com sifooyinkaan hoos ku xusan akhri...

July 20, 2014