JavaScript must be enabled in order for you to see "WP Copy Data Protect" effect. However, it seems JavaScript is either disabled or not supported by your browser. To see full result of "WP Copy Data Protector", enable JavaScript by changing your browser options, then try again.
fb

CAJIIB:- Derejada Shimbir u Sareeya Ciidanka Norway, Iyo Waxyaabaha Uu Qabto..

Published: December 31, 2016, 4:57 pm

Shimbirka lagu magacaabo Nils Olav ayaa madax ka ah ciidanka ilaalada Jamhuuriga ah ee dalka Norway (Republican Guard in Norway). Shimbirkan oo ah nooca shimbir badeeda loo yaqaana ayay derejadiisu tahay Kornayl (Colonel).

Arinta ayaa ka mid aha arimaha yaabka leh ee dunida ka dhacaya, Waxaana la sheegay in sababta derejadan sare lagu siiyay ay tahay shimbirka Nils Olav iyadoo loo arko inuu yahay nasiibka ciidanka iyo mid faal wanaagsan u ah ciidanka jamhuuriga ah.

Daraasad la sameeyay ayaa iyana cadaysay in shimbirkan oo laba midab leh , dusha sare oo madow iyo hoosta oo cad uu yahay mid dareenkiisu sareeyo.

Dalka Ingriiska sanadkii 2011 ayaa daraasad lagu soo bandhigay sheegtay inuu Shimbirkani mararka qaarkood uu ku dhaco niyad jab kaasi oo wakhtigaasi aamusa, kelidii socda, raashinka joojiyo oo madaxana hoos u dhiga.

Taasi oo cadaysay inay jirto xaalad ku timi oo u baahan in wax laga qabto, waxaana ay sheegeen inay shimbiro sidaasi ku dhacday ay daweeyeen oo arimihii ay dareemeyeen markii la hagaajiyay ay sidoodii ku soo noqdeen taasina ay tahay arimo xataa aan iyaga saamayn laakiin bulshada ay la nool yihiin saameeya.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply