fb

Beentu Waxey Kaa Xirtaa Albaabo Aad Isleedahay Ku Furo, Akhriso Qisadan Gaaban..!

Published: December 12, 2016, 1:23 pm

Laba nin oo daraasad samaynayay oo la kala odhan jiray George iyo Micheil ayaa saxaaraha Carabta aad ugu gaajooday oo ku haraaday , mar danbe ayay soo gaadheen Tuulo,  sheekha magaalada ayay la kulmeen waxaana uu weydiiyay magacyadooda mid wuxu sheegtay  Magaca Maxamed isagoo ka fekerayay in si fiican loogu qaabilo kii kalena wuxu sheegtay magaciisi George.

Sheekha ayaa aad u soo dhoweeyay waxaana uu ku yidhi ninkan George siiya raashin iyo biyo.

Maxamed iigu yeedha… Markii uu yimi ayuu ku yidhi “ Adigu muslim ayaad tahay waana Ramadaan , haatan laba saac ayaa ka hadhay iska yar seexo inta cadceedu dhacayso” . Sidaasi ayay beentu adigoo doonaya inaad wax badan ku hesho aanay ku badbaadinayn.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

One Comment : Beentu Waxey Kaa Xirtaa Albaabo Aad Isleedahay Ku Furo, Akhriso Qisadan Gaaban..!

  1. Yonis abdalle ahmed says:

    Maasha Allah waa qiso ku tusinaysa beenta dhibaatada ay Lee dahay

Leave a Reply