fb

8 Cunto Oo Nabi Maxamed (CSW) Aad U Jeclaa Iyo Faaidooyinka Ku Qarsoon

Published: March 6, 2017, 12:00 am

Muslimka dhabta ah waa midka jecel Waxyaabaha Allah (SW) jecelyahay necebna waxa Alle necebyahay, Sidoo kale Muslimka dhabta waa kan jecel Nabi Maxamed (Naxariis Iyo Nabadgalyo Korkiisa) iyo waxyaabaha u jeclaa isla markaana neceb waxyaabahii uu necbaa Rasuulku CSW.

Marka laga hadlayo cuntooyinka sunnada waxaa muhiim ah qofka kasta inuu ogaado cuntooyinkii uu jeclaa Nabigu CSW iyo faaidooyinkooda caafimaad.

Cunto kasta waxay leedahay faaidooyin balse cuntooyinkii uu jeclaa Nabigu CSW  way kaa faaidooyin badan yihiin kuwa kale. Cuntooyinkaan qaar ka mid ah waxaa lagu xusay Qur’aanka kariimka ah.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply