fb

Dhageyso: Macalin 40 Sano Xarig Lagu Xukumay Kadib Markii Arin Fadeexo Galmo Sameeyey..

Published: September 23, 2017, 11:10 pm

Sida ay sheegeen Xeer beegtida Maxkamad Ku taalla Dalka Mareykanka waxaa xarig lagu Xukumay Xabsi ah Macalin Iskuul dhigayey.

Macalinka waxa lagu Helay Dembi ah inuu kufsi ugeystay (Sexual Abuse) Gabdho ka mid ahaa Ardayda uu wax udhigayey sida garsoorayaashu xaqiijiyeen.

Markii la dhageystay dacwada loo heystay Macalinkaas oo Afar Gabdhood wada uureeyey waxaa maxkamada ay go’aamisey Xukun la fileyn.

Warbaahinta Mareykanka ayaa soo daabacay in 40 Sano garka loo geliyey Macalinka Kufsaday Gabadhaasi oo dadka ay ku sheegeen mid ficil fool xun sameeyey.

Sidaan si la mid ah Maxkamad ku taalla Bangladesh ayaa Bil ka hor waxay xukuntay Macalin Jaamacadeed oo Labo Gabdhood Kufsi ugeystay kaas oo lagu riday Xukun gaarayey 15 Sano.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply