fb

Wax Badan Ka Barro Faa’idooyinka Muuska U Leeyahay Jirkeena Iyo Caafimaadkaba…

Published: August 22, 2017, 3:25 am

Muusku waa mid kamid ah khudaarta ugu caansan uguna waxtarka badan xaga caafimaadka ee laga helo guud ahaabna caalamka.

Haddii aad hore u maqli jirtay in tufaaxu u fiican yahay caafimaadkaaga, imika ku darso Muuska oo aad maalin walba cuntaa wuxuu gabi ahaanba kaa foganayaa dhakhaatiirta. Iyadoo ay ugu wacantahay vitamiinada, macdanaha iyo nafaqooyinka kala duwan ee ku jira muusku wuxuu faa’ido aad u weyn u leeyahay caafimaadka jidhkeena.

Muuqaalkan waxaan kuu sheegi faa’idooyinka ugu weyn ee uu muusku u leeyahay caafimadka jidhkeena.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply