fb

Qaybtii Lixaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Published: July 2, 2017, 1:45 am

Sheekadaan xiisaha badan ee aad kala socoteen kobciye.com hadii aay ku dhaaftay qeybtii koowaas

Qaybtii Koowaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Labaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Saddaxaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Afaraad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Afaraad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Billowga Qeybta Lixaad

Waxay xay sheekadii inoo maraysay Cabdulaahi oo kujiray markii horaba jeelka  oo reerkiisii miyiga yaalayna isla xabsiga loogu keenay:- ,,,

Hadaba maxamad oo markii horaba soxiray cabdulaahi iyo reer kiisaba ahna qofka kaliya ee ficilkan kadan beeya maa daamoo wakh tigan masabid iyo far kufiiq ninrageed lagu yahay  ayaa wuxuu maantana yiri hala qasho xolihii waxa kaloo geed askarta ag teeda ah ku bakhtiyay oo lafo lafo noqday aw-rkii ay wateen cabdullaahi iyo sedigii maantana waxaa fayl loogalay xooli hiisii waxaana laga dhigay dhawr cisho guda hood harag iyo hilib isagoo laqayb saday

Cabdulaahi ciqaabtii wali waa ku soctaa ka ligiina maahee ciidamadu waxay haystaan inkabadan inta ciidan ku yahay oo maxaabis ah dhibaataduna waa ay kuwada dhacdaa kuligood.

Waxaa jira kooxo hubaysan oo kasoo horjeda cidamadaan. Waxayna xili habeenima ah usoo gur-guurteen ciidankii waxaayna dhex maray dagaal, hasa yeeshee dhinaca shishe wax gaadhay lama oga laakiin dhinacaan waxaa ka dhintay labo niman kii hubays naa waa baxsadeen hadaba waagu mar kuubar yay ayaa dhamaan maxaa biis tii laso shiri yay Cabdulaahi oo gooni awalba jirayna waa lagu sodhex daray oo inagoo gola wata  oo meeshu ku xidhnaa kasoo qaatay waxaa lageeyay markii danbe guri gii laga keenay maxaabiista.

Waxaana lagala baxay xili habeen ah sadex laba kamida yihiin  cabdulaahi  iyo sedigii waxaa lagee yay meel ka go’an cidanka waxaana lagu xidh xidhay halkaas habeenimadii ayaa loo yimid waana la kexeeyay waxay ciidankii iskula hadleen af aysan sadex dooda midna garanayn ileen waxay leeyihiin labo ayaa xalay la inaga dilay marka inagana aan laba dilo midna siidayno.

Cabdulaahi oo arka ayaa laba dii wiil hortiisa lagu dilay isagana waa lasoceliyay waxaana lookeeyay maxaabiistii waxana aydhe heen war miyaad sonoqotay markaan xaba dii maqalay gogoshii waan qayb sanay, Cabdullaahi ayaa way diiyay ”oo sabab ayaad gogosha uqaada teen?” Waxay dheheen ”adigu meeshan waad ku cusub tehee majiro ruux kabaxay oo kusoo noqday!”

Geesta kale waxaa ku jira gabdho maxaa biisa oo badan kood uur lee yihiin iyago ragii qabay lagu eedee yay inay yihiin kuwo mucarad ah oo magalada kamaqan raga xidhan waxaa ka daran gabdha ha dhan ka ciqaabta oo kufsina usii dheer yahay iyo jidh dil, oday wayn oo xabsiga kujiray ayaa yidhi ninwalba ninyaqaanaa soxidhay inaga oo isu adeeg sanayna shisheeye duulimaad dal keena iyo dadkeena ku ah laakiin maahayn inaan hablaheena sooxidhano.

Bilaaficil nimaduna waatan oo kale hadaan waa hore ka dhiidhino tani inama gaadheen ah iyo way ayuu raaciyay!

Oday gii ayaa lamaqlay hadal kiisa waxaana lagu aamu siiyay xabad taray sa ah!! Maxaabiistiina waa ay wada hadal gabeen iyagoo wada quus qaatay

Habeenkii dambe waxaa yimid niman danbi baadhayaal ah oo ciqaaba dadka iyagoo ku ciqaabaya dabka mashiinada mindiyo neef ku dhajin jil dil biyo qabay iyo qaar kaloo badan dadkii qaar badan ayaa been sheegay laguna qasbay inay been sheegaan iyagoo lagu yiri saas iyo sidaas dhaha waa la idin siidayne.

Kadib markay aqbaleena gaar ayaa looga xareeyay maxaabiistii.

Maxamad ayaa soobooqday dadkii meesha gaar ah lagu xareeyay isaga oo soo helay war hoose oo sheegaya in dadkaas la layn doono.

Lasoco qaybta 5aad Iyo Kobciye.Com………


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply