fb

Qaybtii Shanaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Published: June 22, 2017, 1:20 am

Sheekadaan xiisaha badan ee aad kala socoteen kobciye.com hadii aay ku dhaaftay qeybtii koowaas

Qaybtii Koowaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Labaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Saddaxaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Qaybtii Afaraad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Billowga Qeybta Shanaad

Sheekadii waxay inoo maraysay Oday Maxamuud oo ninkii libaaxa laga riday ahaa iyo Cabdulaahi oo reerkii odayga jooga iyo Maxamad oo saaxiibkii waa yay magaaladiina cidla kunoqotay ileen saaxiibkiibuu waa yaye. Hadaba Cabdulaahi oo Geed Reerka korkiisa ah fadhiya halkaana gogishu utaalo ileen waa ninreerka marti u ah. Wuxuu arkay goor Casara Gabadh aad uqurux badan oo Adhi wada oo Odaygu dhalay inta kacay Oo u tagay ayuuba sheekada ubilaabay.

Waala isbartay haasaawa macaan oo midba midka kale ubogay baa la gushee kaystay. Intii la isku jeeday waxaaba lumay Arigii Gaba dhii inta meela ha wax ka yar fir fiirisay oo waxba waydaybay Udhawaaqday reerkii isna inta yaabay ayuu xagii Geela shii oo sooxaroonaya aadaybuu lasoo dheel may Wiilashii Geela soo dheelmay.

Waxaa loo sheegay in Arigii (Adhi) reerka kalumay isagiyo dhawr qof oo Geela wax ka waday baa birmad kii kadaba tagay wayxayna gaadheen dadkii baadi doonka ahaa hadaba Waxoogaa markii lawar wareegay. Waxay na noqo tay xili danbe oo dadkii wuxuu go’ aan saday in hada la iska laabto Oo Rerkii dibloogu noqdo barina labaadi doono waala jeed saday hasa yeeshee:-

C/lhi isagu waanin nasiib badan ma uusan laaban dadkii oodhan iyo gabadhiiba way wada laabteen lkn isagu shanqadh dhagaysi iyo baadi goob ayuu kulaabtay . Wuxuu war wareegaba xili danbe oo hiraab ah ayuu arkay adhigii inta weer dhexgalay guuxa iyo daryaanka dad hurda mooyee qof kastoo soo jeedaa dareemi karo. Inta budhkiisii midi gays tay buu dhinicii u orday oo uu arigii ka gaadhay weerkii waa dhur waagii yaraaye.

Waagu markuu bar yay ee la toos toosay buu arigii oo nabad qaba keenay reerkii Odaygiibaa maqlay qaabkuu C/lhi Ariga weerka uga bad baad shay weerkuna haduu Ari arko ilaa uu ka u’dan beeya dilo madaayo:- ….

Odaygii_Farxad Gabadhii ayuu siin iyo meher isugu daray wiil kii C/lhi ‘ahaa. Guribaa loodhisay reerkoodiina warkiisii waa helay waana laysa soo ag dagay. Wuxuuna noqday C/lhi nin labada Reerba udhexeeya oo aad loo jecel yahay noloshaa markuu mudo kunoolaa ayaa war looga keenay:-

sxbkii Maxamad oo layiri sxbkaa ciidan baa laga dhigay oo Magaala diibuu rafaad nafta ukeenay reer miyigana waaba uudhibaa amaxidh xidhaa xabsigana utaxaabaa   C/lhi inta hoosta ka qoslay buu yiri suurow daranaa maxamad dadkuu xabsiga geeyaa  oo waaba ciidan miyaa.

Lasoco qaybta 5aad Iyo Kobciye.Com………


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply