fb

Geesinimadu xoog maaha, waayo kaneecaduba way ka dhiijisa libaaxa BARNAAMIJKII KOBCI MASKAXDAADA

Published: June 12, 2017, 5:35 pm

Dulqaadka  iyo caqli badnida qofka waxa lagu qiyaasaa sida uu ugu naxariisto kuwa dulmiya.

Inaad Khayrka minjo u noqto, ayaa ka fiican inaad sharka madaxiisa noqoto.

Qofka oo cadhooda marka la canaantaa, waa astaan muujinaysa inuu mudnaa canaantaa.

Badanaa  inta qof  hanti aanu calfan ururiyay, laakiin immisaa qof cunay xoolo iyo hanti aanu ku dhibaatoon.

Geesinimadu xoog maaha, waayo kaneecaduba way ka dhiijisa libaaxa.

Haddii aanad ahayn qoraa waxtara bulshada, noqo akhriste anfaca naftiisa.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply