fb

Wax Badan ka Barro Wax Tarka Liintu U Leedahay Wajigaaga!

Published: May 17, 2017, 2:51 pm

Liinta ayaa wajiga u leh wax tar weyn iyadoo ay awood u leedahay mideynta midibka muuqaalka wajiga, waxaana ku jira Vitimin C, iyadoo liinta muuqaalka wajiga ka yareeyso raadadka finanka wajiga ka soo baxa.

Hadaba ka hor tag wanaagsan ayay u tahay liinta muuqaalka wajigaada ee maalintii laba jeer ku daliig ama ku duug wajigaada oo sidaas sameey subixii iyo galabtii.

Sidoo kale waxaa lagula talinayaa in aad qaadato koob cabitaan liin laga sameeyay kuna dar hal qaando oo malab ah maalintii waxa ayna tani ka qeyb qaadaneysaa dhal-dhalaalka jidhkaada oo dufanta ayay ka cirib tireysaaa.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply