fb

Qisada Nin Aan Guri Haaysan Iyo Dareenkiisa Halkuu Ku Hagay – Gacan Furnaanta Ayaa Wadata Dareenka Dhow..

Published: May 17, 2017, 2:43 pm

Wuxu ahaa nin aad akhriskiisu aad u badan yahay laakiin ma haysan hoy waxaana xarun u ahayd goob tareenka laga raaco. Ninkan ayaa muddo dheer akhris ku samaynayay hal buug oo uu haystay, kaasi oo marka uu dhameeyo haddana uu soo bilaabi jiray madaama aanu haysan lacag uu ku iibsado Buug kale.

Rakaabka tareenka ka raac istaankaasi oo midkood aad ugu fiirsaday ayaa usoo iibiya qalabka electrooniga oo ay ku jiraan malaayiin buug oo kolba kan uu doonayo akhrisan karo.

Wuxu ahaa rakaab dareen leh oo gacan furan, qofka wax bixinta ku wanaagsani dareenkiisa ayaa aad uga sareeya kan gacanta adag. Ninkan akhriska badan ayaa aad uga mahadnaqay kaalamada buugaagta ah ee la siiyay. Qof kasta waxa jira wax uu si gaar ah ugu baahan yahay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply