fb

Qaybtii Labaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Published: May 27, 2017, 1:43 am

Sheekadaan xiisaha badan ee aad kala socoteen kobciye.com hadii aay ku dhaaftay qeybtii koowaas

Qaybtii Koowaad:- Saaxiibtinimadii Shalay Halkay Maraysaa Saakay, (Sheeko Taxane Ah)..

Billowga Qeybta Labaad

Hadaba nimankii oo jirsanaya waxaa soo wee raray libaax waxa uulibaaxii kudagay nin oday maxamuud la odhanjiray oo nimanka la socday cidkudhacda markii lawaa yay waxaa gudun meesha taalay intuu qaatay kadaba tagay libaaxii cabdulaahi oo macabsade ahaa hase yeeshee waa uu ku dhuftay libaaxi waa uuna sii daa yay ninkii ragii kale way carareen labadoodiin waa gaa ugu baryay meeshii

Hasa yee shee wiilka cabdu laahi ah aabihii isagu meelkaluu uraadi yay iyaga oomuusan saas kucararin lkn waa la iswaa yay maa daamoo roobku aad ubadnaa habeenkuna madaw ahaa sikastaba ha ahaatee waa gii markuu bar yay wuxuu cabdulaahi qaaday wiilkii libaaxu dhaawacay wuxuuna wadada kula kulmay nin awar wata oo reerkii ka yimid oo magaalidii yarayd raba inuu alaabkasoo qaato hasayee shee waxaa lagu raray awrka ninkii dhaawaca ahaa waxaana loo sooqaaday xaga magaaladii siloodaweeyo.

Cabdulaahise wuxuu isagu sitoosa usii aaday meeshii reerku kujiray cabdulaahi wuu habaabay oo wuu salalay ilaa mudo sadex cisho ah muusan arag waxdad ah oo wuxuu ahaa dibadgale aan ogayn meel laga jiro wuxuuse lakulmay maalintii danbe niman ciidan ah oo dhulka aad ukala yaqaana  waxay siiyeen biyo iyobaad waxay ahayeen hase yee shee waxay dhe heen maxaad day da yaysay sheekadiibuu usheegay waxayna kudhe heen beenaale ayaad tahay oo anagaa naloosoo kaadiray mudo ayay wateen halsano ah.

Hadaba maalin ayaa waxay arkeen geelmeel daaqaya waxay dheheen geela yaala jooga iyagoo uuba tayna ya mise ninwayn oo oday ahbaa geed hoostii ka sookacay oo yiri anagaa la joogna xiligu waa gu’dhulku waa doog ninki wuxuu gartay ninka ciidanka wata oo wiil kiisii ah iyo ninka maxbuusks  ah oo ah kii libaaxa ka goo yay.

Yaab iyo ama kaag oday maxamuud wuxuu kutali yay inay ciidankani iskatagaan wiilkana la siidaayo maadaamuu abaal ugalay wiilka ciidanka wataana aabuuba uyahay aday maxamuud waa lays afgartay hadaba cabdulaahi rerkoodu meeshan kama dhawa wuxuuna in muda ah iskala joogay aday maxamuud oday maxamuud wuxuu xasuusanayaa libaaxii habeenka madw labooday iyo siduu gee sigani uga goo yay hadaba wuxuu go’aan saday inuu wiil kan u abaal gudo oo gabadh udhiso intuuna katagin

Maxamad wuu waa yay saaxiibkii waxaana ay eheladii wiil ku usheegeen in lawaa yay cabdu laahi oo aydad ugu war danbay say habeen madaw magaaladii waxay kunoqotay sidii meel cidla ah ileen wuxuu waa yay garabkii sii midig eh haa sawihii kaftankii iyo qosol kii hada kama muuqdo maxamad:-

Lasoco qaybta 3aad Iyo Kobciye.Com………


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply