DHAGEYSO: Aktarka Balwaan oo Ka Hadlay Xaalada Soomaaliya, Muxuu Yiri?

0

Balwaan  Waa Magaca Soomaalidu ay Ugaraneyso Waana Aktar Caan ah oo Soo Jilay Aflaan Kala Duwan Magaciisa Dhabta Ah Waa Suniil Sheeti Waxa Uuna Kahadlay Xaalada Soomaaliya.

Suniil Sheeti Ayaa  Tibaaxay Iney Wacantahay In Laga Shaqeeyo Danaha Umada Soomaaliyeed Oo Uu Kutilmaamay In Ay Yihiin Dad Qalbi Furan Oo Dal Wanaagsan Leh.

Sidoo kale Sunil Shetty ayaa dhowr mar oo hore afka ku dhuftay inuu la shaqeeyay dad Soomaaliyeed Weliba aay yihiin umad aad u wanaagsan balse nabad darida qalbiyadooda saameysay.

https://www.youtube.com/watch?v=GW0Ug7VjnTc

Leave a Reply