Daawo nin ku tabarucay in madaxa laga jaro si jir kale loogu dhajiyo..

0

Valery Spiridonov oo u dhashay dalka Ruushka oo jirkiisa oo dhan marka madaxa laga reebo uu bakhti yahay, ayaa lagu wadaa in uu noqdo qofkii dunida ugu horreeyey ee loo sameeyo qalniin madaxa oo dhan lagaga beddelayo, kadib marka lagu sameeyo qalniin aad u culus, oo aanay khubarada samaynaysaa illaa hadda saadaalin karin guul iyo guul darro midka uu u dhow yahay.

Leave a Reply