fb

Shabakad Sida Facebook u shaqeyneysa oo ay soomaalidu ku kulmi doonaan oo Hawada soo galay..

Published: April 12, 2016, 6:31 pm

Webka Somface.com oo ah goob aay ku kulmaan soomaali faro badan ayaa dib u habeyn kadib si toos ah maanta hawada ugu soo laabtay, maamulka somface.ocm waxey balan qaadayaan hada kadib inuusan hawada marnaba ka bixi doonin.

Aaladaan maadaama aay leeyihiin dadyoow soomaali ah ayaa loogu magac daray Somface.com hadaba akhristoow booqo www.somface.com oo maantaba iska diiwaan geli si aad u yeelato asxaab cusub iyo nolol fresh ah.

Somface.com waxaa loo sameeyay soomaalida iyo dadyoowga caalamka ku nool ee ku hadla luqad kasta in aay afkaarahooda ku kala gudbistaan ku sheekeystaan, aalada oo weli howlo yar ka dhiman yihiin ayaa isticmaalayaasha u balan qaadeyso in dhawaan waxyaabo cajab gelin doono lagu soo kordhin doono haduu EEBE idmo.

Hadaba maantaba booqo www.somface.com iskana diiwaan geli asxaabtaadana u sheeg iney ka faaideystaan macluumaadka website-kaan cusub lana jaan qaadi doono caalamka aduunka.

Si aad isku diiwaan gelisid u isticmaal sida caadiga ah ee facebooka oo kale, lakin telefan number aya lagu weydiin doonaa telkaga geli kadibna code-ka kuusoo dhaco geli kadibna toos u furo ciwaankii aad sameysatay.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply