fb

DHAGEYSO: Dar Daarankii Xasan Xanafi ka hor inta aan la toogan iyo Hadalkii ka yaabiyey ciidankii Toogtey..!!

Published: April 11, 2016, 9:40 pm

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho Lagu toogtay Xasan Xanafi Xaaji, kadib markii maxkamaddu ku xukuntay Dil toogasho ah.

Haddaba Xasan Xanafi ayaa ka hor inta aan la toogan laga duubay Cod dar daaran ah isagoona uga yaabsaday Ciidamadii Tooganayey Sheegayna inuu waligii Dil u Socdey Hadana uu Dilka Ku Faraxsan yahay “Waan ku qanacsanahay Dilka, Marnba ka biqi maayo, Waxaan alle ka sugayaa inaan ahay Shahiid, Alle ha ii naxariisto” Ayuu yidhi.

RIIX HALKAN: DHAGEYSO MAQALKA


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply