fb

Caashaqa Soomaalida Ma Yahay Mid Yaqaano Qabiilka Ama Waa Mid Aan Aqoonin + Daawo Muuqaalkan..

Published: April 11, 2016, 4:17 pm

Soomaali waxaa dhammeeyay qabyaaladda illaa hadana wali waxaa wadankeena iyo qurbahuba ka jira ku dhaqanka qabyaaladda. Ku dhaqanka qabyaaladda waa duli Soomaaliyeed oo mudo kazoo jiray bulshooyinka ku hadla Afka Soomaaliya. Balse wakhtiyadaan dambe waxaad u moodaa in qabyaaladda ay kasoo dhammanayso gudaha dalka Soomaaliya laakiin wali waxay ku badantahay qurbaha oo aad u moodo inay dadka xiiso u qabaan waxybihii ka keenay wadankooda.

Xittaa maanta Yurub waxaa ka jirta in Masaajidyada Illaahay swc gurigiisa ah in loo isticmaallo qabyaaladda iyadoo cidwalbo ay raadinayso inay ku helaan faa’ido.

Qabiil Caashaq Ma yaqaano: waa film yar oo gaaban oo ka sheekeynaayo qabyaaladda iyo jaceylka. Habdhaqankaan ka turjubanaayo ruwaayadaan waxay cadeen kuu tahay habdhaqan soo jiraan ah.

Anigoo hadalka aan sii badinin daawasho wacan:


 


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply