fb

Akhriso Sideed Arimood Oo xaqiiqo Ah Adigana Si Buuxdo Kaaga Yaabin Doono…

Published: April 12, 2016, 9:44 pm

Waxa jira wax yaabo badan oo aanad u fiirsan, maskaxdaaduna isku hawlin ka war qabidda arimahan hadaba waxaanu jeclaysanay inaanu idin la wadaagno (Bahda Faaido) wax yaaba dhawr ah oo aad la yaabi doonto markaad wax ka ogaato.

Hadaba

*Ma ogtahay in 11% dadka aduunku yihiin dad gurran (Bidixda ka shaqaysta).

*Ma ogtahay in liinta Lemons ka sonkor badantahay khudarada Farawilaha’

*Ma ogtahay in 8% dadka aduunku leyihiin Feedh dheeraad ah.

*Ma ogtahay in 85% dhirta aduunku ku hoostaalo badda.

*Ma ogtahay in Digaagadii ugu dulimaadka dheerayd heehabaysa 13 second.

*Ma ogtahay in Lafta jidhakaaga ugu yar ku jirto dhegtaada.

*Ma ogtahay in hal dhinac oo Dayaxa aragno mar waluu buuxo (15 aad yahay).

*Ma ogtahay in aanay jirin aduunka Cunto dabiici ahan ah midabka Buluuga.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply