fb

Wax Badan Aadan Ogeyn Maantaba Ka Barro Faa’idooyinka Caafimaad Ee Geedka Dacarta.

Published: October 22, 2015, 11:22 am

Geedkan layidhaahdo dacarta ayaa waxa uu leeyey faa’iidooyin badan oo caafimaad waxaa naan halkan idiinkusoo gudbindoonaa sida aad uga faa’idaysandoontaan iyo waliba qodobada ugu mihiimsan waxaanka ma mid ah

1:Dacarta waxaa ka buuxa fiitamiino iyo maadooyin badan oo aan jidhku ka maarmi karin sida fitamiin A,C,E,Folic Acid,Cholarin,B1,B2,B3,B6 iyo waliba macdano mihiim ah sida calcium,magnezium iyo iron

2:Dacarta waxaa kale oo ku jira waxyaabaha laga sameeyo booratiinada sida Amino “Acids”, waxaa kale oo kuja waxyaabaha laga sameeyo dufanka sida “fat acids”

dacar-300x1963.Dacartu waxa ay caawisaa dheefshiidka

4:Waxaa kale oo ay caloosha ka dishaa barteeriyada halista ah waxa ay daysaa oo aanay caloosha ka saarin barteeriyada waxtarka leh

5:Dacartu waxay jidhka ka saartaa qashinka sida sunta waxayna caawisaa dadka ka xanuunsanaaya qashin saarka sida beerka iyo kalyaha


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply