fb

Sheeko Jaceyl Ah Oo aad U Xanuun Badan Iyo Abwaanadii Qisada Ku Dhacday Oo Ka Sheekeyneyso.

Published: October 19, 2015, 4:50 pm

Nolosheydu wexey ehed nolol ku saleysan farxad iyo ren ren waxan lahaa waligey hal rajo hal hami iyo hal hadaf waxaan ku tabi jirey nolol ku saleysan jecel jogta ah iyo daren naxaris xanbarsan mana ka dali jirin jecelka oo guldarada hamigeyga ma ba bi in jirin.

Waxan jeclaa inan wax ka qoro ereyada jecelka iyo dhanbalada jecelka waxan radin jirey qof qalbigisa daren jecel o dhab ah ka muqdo indhihisane naxaris afkisane wanag waxana ku atkeysan jirey inan si dhab ah daren ula qato qofka wax inaka dhexeyan dhib iyo dhawacne an la qebsado marar badane wan ku gul darestey xiro jecel o an sameyey mudane an warabinayey walo an ku gulestey mid mirane an ka heley mcn.

Laakiin dad weynow calafka wa cajib qofne kuma cidami karto waxaan la qabsadey ku nolan shaha qurbaha waxana so galey safar dher iyo saxariri badan waxana noqdey qof mel walba laga jecel yahay wana ku fogadey safarkeyga oo waqti ayow igu qatey hamigi an laha waxa ba ba ay xirirki aan laha daruf jirto awged wayo hadal iyo hasawe wey dhamaden waxan la kulmo dhib iyo dhawac murug iyo walac iyo mashaqo aduun.

Wax waliba e iso garo ale ayan u mahad naqi jirey mana karhin wayo dadka o idil aya aha wax iga si lita iyo wax ila mid ah sabar ayana ku qanciyey nafteyda qalibigeyga waxa so galey mugdi nafteydane fikir majiro cid an la hadlo ama an la hasawo waxan la nola dad an dhamantoto isku dabci ehen anigune waxa noqdey goni socod kaliged guriga dhincihisa waregto waxana ila so darsey xanun naf iyo qalbi ah.

Waxan dhax galey holac aan cidne iga damin waxan la qabsadey kali nimada iyo kurbada qofki guriga yimado woxow imoda qof dabci xun ama kaliged nolato waxa jira rag badan o hasawe u yimid lkn marey arkan xaladeyda iyo hadal la an deyda cabsi darded dib iga labta waxana galey gudcur i gar ah ma ado suqyada sida dumarka mana lihi niyad dhaq dhaqaq sameysa waxaan sidaa ahaa mudo mani adanka ey isku badali karto naftisa mar xalada awged alaah waa casaa wajala waqtigane marne waa cabiitshe marne waa cil kaanbiye.

Waxa ii curtey nasibki nafteyda nal aya u ifey waxan daremey farxad an ogen meshey ka timadey wexeyna ehed galab igu qali ah waxan ka baxay qolkii aan xabsiga ka dhigtey iyo jifki aan cadada modey qof walba woxow iga daremayey dhola caden iyo hadal waxan uso baxay galabta inan ku galo sawiro guriga qeb kamid ah o aha gob dalxis ama beer waxana u labistey sida cadada ii ahaan jirtey bilicdeyda ayaa aad u muqatey dhamane waxa la yabana asxabti iyo qarabadi guriga isbadalka iga muqdo.

Waxan ka so labtey sawiradki qolkane dib uguma xaron o bulshada ayan u imid waxan iska dawanayey sawirada sacado kadib waxa no imadey marti martidas aniga nasib aya iga baxay waxa la so dhaweyey martide wexey ehed habenki igu horey ee aan banan u so boxo ama aan la hadlo asxabta guriga oo aad isaga fara badnen dhamane anigey i firinayen isbadalka cawo iga muqdo waxan is baraney dhaman martida.

Lkn aniga waxaan bartey shaqsi qaas ah waxa layab ku noqotey asxabti iyo dhaman bulshadi qof walibane indhaha ayow iga dawanayey dhamane hos ayey ka wada guxayen aniguse waxaan daremaayey farxad iyo reen reen aan arag mudo nafteyda iyo qalibigeyga nur aya ka shidna nashadkane wowo iga muqdey lkn tolow sidey wax noqon donan ma nasrigii ilaah iyo nasiibkii ayaa yimid waakuma qofka ma calaf cirka iiga soo dagtaaa madareenki aan sugaayaa mise waa darruur cirka isku soo taagtey waa qof ceenkee ah maceer yamo ayow noqon doonaa mise waaba cadaw wlh waala yaab

la soco qebta labaad iyo dhamestirkeeda

insha alaaaaah qoraa sare sacdiyo maxamuud gar cade


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply