fb

Qiso Gaaban Balse Kuu Iftiimin Doonto Arin Cajiib Ah Mudana In Dumarku Ku Cibro Qaataan.

Published: October 18, 2015, 3:10 pm

Gabar ayaa Waxey Ahayd Murabiyad, Micnaha Gabdhaha ayey ku Rabayn (Barbaarin) jirtay inay Qaataan Sharciga Islaamiga Ah.

Markaa Ayaa Iyadoo Maalin Hablaha u Qancinaysa si Nafsiyan Ah ayaa waxey soo hor Dhigtay Shey sida Weel ama Baaquli u samaysan oo Daboolan Markaa ayaa waxay Bilowday Dersigii Markaa ayey Gabdhihi mid waliba isku dayday inay Qaawiso oo ay Ogaato waxay la Timid Macalimadu.

Markaa bay u Sharaxday oo ay tiri:- Dumaroow sida aad waxaa Qarsoon ee aad u Doonaysaan inaad Aragtaan ayey Ragguna u Jecel yihiin Gabadha Qarsoon uu mid waliba ku Tashadaa Gabadha Asturan ee Dahsoon. markaa ha u Dayma la’aanina Gabdhow Xijaabka Sir baa ku Dahsoone.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply