fb

Qiso Cajiiib Ah Oo Cadeyneyso In Aan Doolar Iyo Diinaar Caafimaadka Lagu Celin Karin.

Published: October 22, 2015, 12:00 am

Waxa jiray bari nin ehulul salix ah(dadka wanagsan ah) ninkasi waxa uu ka xanunsaday oo shaqadad jojiyay kalyaha waxana lagu sifayn jiray mishin (mechinary) ninkasu waxay dawadisu noqotay in la ibsho kalyo si uu uu cafimado malin malimaha kamid ah aya waxa ninki la geyay dhakhtar ku yaala malesiya waxana lo helay kalyo iib ah ninki wuu farxay marki la yidhi waxa lagu helay kalyo iib ah.

Maalin subax ah ayu ninki dhakhtarki kuso kalahay isago raba in lo galiyo kalyaha mid kaliya ah,waxa ninki qalbigisa kuso dhacday in horta arag qofkan aad kalida ka iibsanaysid ninki waxa uu codsaday in lo keno qofki kalida ka iibinayay waxana lo kenay wiil dhalinyaro ah oo 18 ah markasu yabay ninki xanunsanayay waxana uu waydiyay ki yara?

Adeer maxad uu ibinaysa kalidada waxa uu yidhi ki yara waxan raba in rerkayaga kaga saro dhibta haysata awgeed oo nolal barwaaqo leh aay galaan.

Ninki waxa uu waydiyay ki yaraa imisaad sinaysa kilida kaliya waxa uu yidhi 100.000 $ dollar.

Waxa uu ninki ku yidhi hoo check-gan oo bangiga ka qaado.
Ki yara waa uu yabay dhaqtarkiina ninki xanunsanayay waxa uu ku yidhi  Dhaqtaroow iska daa wan ka marme kalide.

Ninki dalkisi oo carabaha ah ayu kuo so laabtay mudo laba cisho kadib ah ayu ninki malin duhur ah yara sexday wax sidi riyo ah lagu tusay in la yidhi qalinki walagu dhameeye socodka badso. ninki intu huradadi kaso boday ayu socday marku waxooga socday ayuba is daremay inu caafimad qabo dhaman dhakhatirti iyo dadki aya yabay ninki waxa la saaray mishiin duray ama hargaba waa laga wayay.

Ninki waxa la waydiyay aya ku dawayey waxa uu yidhi ALLE SADAQADISI AYAA IDAWAYSAY. ILAHAYBANA MAHAD ISKA LEH CAFIMADKAYGI ISO CELYAY. ninki waxa uu ka waramay taariikhdi uu malesiya ku arkay ayu dadka kaga shekeyay.

DHAMAAD.

Sadaqado baxsata oo badisa waxay ka badbadisa dhibatada ku haysata odhan.

SADAQADA BADI ALLEHA SADKAAGA HAKU  SAHLE …

Wabilaahi tawfiq.


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply