fb

Qiso Cajiib Ah Oo Mudan In Lagu Cibro Qaato “Iftiinkii Sheeydaanka Iyo Slaaadii Subax”.

Published: October 24, 2015, 12:00 am

Subxaanalaah subaxaanalaah subxaanalaah wa qiso cajib ah nin muumin ahaa ayaa toosay salaada subxi si ugusoo tukado masjidka wuu labistay wuuna wayso qaatay wuxuuna aaday masjidka.

Marki uu jidka dhexdisa marayay aya ayu kufay dhulkana ku dhacay dharkuna ka wasaqobay waxa uu kunoqday guriga waxa uu soo badashayahay dharkii waana soo waysa qatay mar labaad wuuna soo noqday.

Sidii oo kale ayaa mar sadexaad ku dhacday mesha ayu ku sanbariiraxday dharkii aya ka wasaqoobay waxana kulabtay guriga oo soo wayso qaatay, waxa uuba la kulmay markii sadexad qof jidka tagan oo u iftiiminaya waxa uu waydiiyay kuma adiga?

Waxxa u yiri ninki iftiinka watay:
waxan arkay adigoo labao jeer meeshan ku dhacay waxanan is iri jidka u iftiimi,
markay masaajidkii yimaadeen ayuu yiri horay usoogal ninkaan tooshka watoow.

Waana uu diiday waaxa ninkii tukanayay uu waydiiyay waxa uu masjidka u diidayo.

Waxa u yiri ninki tooshka watay:
waxaan ahaa shaydaan aniga aya dharka ka haleeyay si ad guriga ugu noqoto oo adan masajidka u aadin markaad kusoo noqotay masaajidka danbigaaga aya la dhaafay markii labaadna danbiga gurigaaga markii 3 xaad waxan ka baqay in la dhaafo danbiga ehelkaaga oo dhan sidaas ayan kuugu ifiimiyay.

Subhaanalaaah… Subhaanalaaah… Subhaanalaaah…


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply