fb

Isbar Bardhiga Dhowr Arimood Oo Cajiib Ah Adiga Keebaa Marqaati Ka Tahay.

Published: October 18, 2015, 5:12 pm

Damac bani’aadamka xadmalaha, xayawaanku waa uu wax u dilaa markuu gaajoodo, insaankase sabab la’aan ayuu wax u dilaa ama u dhacaa.

Rajada iyo damaca bani’aadamku mar kasta arrin uu helo ama gaadho, haddana waxa uu ku hamiyaa kuwa kale, wuxuuna la mid noqdaa qof badda biyo ka cabay.

Dadka qaar aad ayaad uga naxaysaa, marka aad aragtid waxa ay haystaan iyo sida ay uga qatan yihiin ama aanay u ogeyn.

Waxaad is odhanaysaa saboolnimada indhaha ayey kaga dhaceen, isku day inta badan inaad eegtid waxaad haysatid, iyagaa kuu wax ah.

…………….


HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply