fb

Hurdada Duhurkii iyo Faa’idada ay u leedahay Ilmaha yar yar!!(Ka bogo Xog Cilmiyeedkan)

Published: October 20, 2015, 4:11 pm

Wargeyska You as today ee Mareykanka kasoo baxa ayaa sheegay in Natiijooyinka laga gaaray Cilmi baaristii u dambeeysay ee ku saabsan Faa’idooyinka Hurdada lagu ogaaday in Hurdada Duhurkii ay wax wayn u tarto xoojinita Waxbarashada iyo Xusuusta Maskaxda Caruurta.

Cilmi baaristan oo mid kooban ah, dhawaanna lagu sameeyay Mareykanka ayaa xustay in Ilmaha yar yaroo Muddo Saacad ah Hurda marka ay Qadada Duhurkii cunaan ka dib ay taas ka caawinayso inay xoogeysato Maskaxdooda, ayna yeeshaan Xusuus iyo Awood Waxbarasho oo dhankaMaskaxda ah.

Cilmi baarayaasha Mareykanka ah ayaa tilmaamay in Hurdada Qayluulada loo yaqaan eeDuhurkii ah ay Ilmaha jira 3 illaa 5 Sano ka taageerto inay si wanaagsan Casharada u bartaan Mudada ka horeeysa Xilliga Dugsiga la geeyo Caruurta.

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply