fb

Cajiib Weli Ma Aragtay Habkaan Mucjisada Ah ee cusub oo Jacaylka lagu ogaado!!

Published: October 22, 2015, 5:44 pm

Aqoonyahanno ayaa soo saaray Tijaabo cusub oo Jacaylka lagu ogaan karo, kaas oo ay sheegeen inuu Guul u noqonayo Lamaanayaasha Guurkoodu cusubyahay.

Cilmi barista ay Aqoonyahannadu arrintan ku sameeyeen ayeey ku sheegeen in Jawaabta Miyiri la’aanta ah ee uu Lamaanuhu bixinayo marka ugu horeysa ee Indhihiisu ay qabtaan Sawirka Qofta Lamaantiisa ah ay taasi Tilmaam wax tar leh u noqonayso Mustaqbalka Guurka.

Cilmi barista oo Natiijadeeda lagu faafiyay Journal Science ayaa waxay kaloo muujisay in Dadka Fal-celintoodu ay yar xumeyd ay ugu badnaayeen kuwo aan ku faraxsanayn Noloshooda gaar ahaanna markii Sanado badan ay kasoo wareegatay Guurkooda.

Kormeerayashii Cilmi-baarista Ninka ugu sareeyay oo la yiraa Prof. Jemis Macnolny, kana tirsan Jaamacadda Florida ayaa sheegay in Tijaabada cusub ay qiyaaseyso Dareenka dhabta ah ee Lamaanaha is guursaday dhawaan, taasoo aad uga gduwan waxa ay iyagu isku muujinayaan oo Dareen amaba ay Dadka kale u muujinayaan.

Hab cusub oo Jacaylka lagu ogaado!!

HADAAD ISTICMAASHO FACEBOOK HALKAAN KU REEB FIKIRKAAGA

Leave a Reply