Tahniyad Dhalasho Oo Ku Socoto Liibaan Iyo Hamdi Zubeir Oo Gabari Ugu Dhalatay Dalka Mareykanka.

0

Bahda qorayaasha shabakada kobciyemedia.com waxey hambalyo xoogan hawada u marinayaaa Hamdi Zubeir Hashi iyo Liibaan oo gabari ugu dhalatay cariga mareykanka

Anigoo ah Ibrahim Ali Abdi “Kalafoge” waxaan hambalyo xoogan u dirayaa Walashey qaaliga ah Hamdi Zubeir Hashif iyo Liibaan Ali warsame.

Waxaa kaloo hambalyada dirayo asxaab badan iyo weliba bahda qorayaasha iyo abwaaniinta kobciyemedia.com

Axmed Xaanshi “taagane”

Cabdi Rizaaaq Ilka Casse

Abdi Fataax Baraf

Hamdi Zubier

Raaxo Zubier

Axlaam Zubier

Samiiro.

Fahmo Mohamed Odawaa

Safiyo Xusen Shil

Xaliimo Cali.

Naciimo Cali

Iyo Weliba asxaab kale oo badan oo aay ka mid yihiin bahda qorayaasha kobciyemedia.com

Abwaan Ismail Abdi Aden “Waasuge”

Abwaan Cabdi Casiis Ahmed Barrow.

Abwaan Cabdi Rashiid Dhagajilic “Caaqilka”

Abwaan Ibrahim Cusmaan Afrax.

Ibrahim Ali Abdi “Kalafoge”…

Iyo Sidoo Kale Madaxda iyo Shaqaalaha Kobciye.Com Waxey Hamblyo Dhalasho U Dirayaan Liibaan Iyo Hamdi Oo Gabari Ugu Dhalatay Dalka Mareykanka, Waxaanu Leenahay Soo Dhowoow  Noqo Tii Dalkeeda, Diinteeda Iyo Dadkeeda Anfacdo, Ilaaheey Hakaa Dhigo Mid Saalixad Ah Oo Baarri U Ah Waalidkeeda…Anaguna Waxaanu Leenahay Aaamiin…Aaamiin.

Leave a Reply